

Here are the overwhelming disgust by the masses on social media:
Saacidyare Dudde;Neither scientific nor a logic...
wasiirku casarkii ayuuu riyooday riyadaasna waalagu xanuunsadaa fadlan kankulaabo waa mid xaqiiqda kafog kolay tirokoob sax ah makeenayside oo gobolo aadan tagiba karin ayaad meesha kusoo qortaye bal iskuday inaad hamayn riyooto hana doqonimo riyoon
Abdirizak Farah:
Get a life Mr Hypocrite number one.
Get a Statically courses before you publish such a dumb numbers.
Geedi Ab D Qarjab Xogtaan
ma ahan mid ucuntamaysa umada soomaaliyeed sida kucad hadalkooda wasiir fursadada dhalinyaro kafaa iidayso
Abdulaziz Gabax
Abdi Rahman HaileI think vast majority of Somali people are not only questioning the reliability of these papers but also see it as joke. I'm not against it because Somali refuse everything nowadays but because it's baseless claims and folks have every right to question.
( wise kid...why use English..who are the audience?)Waxaan aan la yaabay maahan tira koobka lkn luuqada la adeegsaday maxaa diiday in af soomaali lagu qoro maxaa naga galay English
Nuur Wajeer
Hhhh xamar ayaan jooga xataa familkeena wareysi lalama yeelanin marka sidee ku aaamina xogtaan dariskeena xataa aqbaartan kama warhayaan waa yaab





