the outcry of what was happened near to Hiiran has not fallen on deaf ear!
unlike the somalis the Ethiopian are taking more seriously than us regarding the killing of innocent civilians
and even worse documented moryaan from DDSI police force of boasting how every civilians have bullet in their face
cold blooded murder!!!
ETHIOPIAN INVESTIGATION IN PROGRESS
Jigjiga(CN) Jimce.June.05.2015, Wasiiro kasocda wasaarada arimaha dibada DFI, wasaarada gaashaandhiga DFI, xubno security council, janano iyo saraakiil ciidanka qaranka ah, taliyaha guud ee ciidanka gaarkaha ee Liyuu Booliska Gen. Cabdiraxmaan Cabdulaahi Buraale, hogaaminta ugu saraysa DDSI iyo wasiiro iyo masuuliyiin kasocda dawlada federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaw isugu yimid xarunta DDSI ee magaalada Jigjiga.
Hadaba kulankan Jigjiga oo furmaya maalinta bari ah ee sabtida oo ah 29 bisha Ginbood ayaa looga wada hadli doonaa weerarkii dhawaantan lagusoo qaaday xaka Itoobiya, iyadoo lafilayo in xal, waan-waan, iyo daris wanaag kasoo baxo kulankan Jigjiga kadhacaya maalinta bari ah.
Wixii faah faahin kala soco CakaaraNews dib ayaan idin kala socod siin doonaa.




never knew that some somalis have this low garaad!
