Moderator: Moderators



UN ka aqoonsi ma siiyey HKland.
I get your point. Noted.



Ramadaan wanaagsan qalanjo.Waxaan filanaayay in aan qoraalka ka dhex arko magacyada shaqsiyaad ka mid ah reer snet![]()
Ramadan wanaagsan Lama
Soo xaalku dhag dhag maaha

How are you doing?Magac xumaa bisinkow, Kuuleey iyo Cadow baa ilaah nama tuso amiin ya rab.
Adiga kalaaye naag maa ku joogto Deutchland ileen waa adiga markasta jooga Frankfurt and no am not in Xamar.How are you doing?Magac xumaa bisinkow, Kuuleey iyo Cadow baa ilaah nama tuso amiin ya rab.
Habar kuuleey ma taqaanid miyaa?
P.s. I am coming to Deutchland tomorrow (Hessen). Are you still in Xamar?

Adiga kalaaye naag maa ku joogto Deutchland ileen waa adiga markasta jooga Frankfurt and no am not in Xamar.How are you doing?Magac xumaa bisinkow, Kuuleey iyo Cadow baa ilaah nama tuso amiin ya rab.
Habar kuuleey ma taqaanid miyaa?
P.s. I am coming to Deutchland tomorrow (Hessen). Are you still in Xamar?

LOLLLLLLLLLReer qaxar iyo qalalaase wexey leeyihiin looma dhama dawlada Habar kuuley waxayna wadaan mooshin ka dhan ah dawladaas.
Caadi ma tihid LAMA.LOLLLLLLLLLReer qaxar iyo qalalaase wexey leeyihiin looma dhama dawlada Habar kuuley waxayna wadaan mooshin ka dhan ah dawladaas.
Adeerkiis isha ayaad ka tuurtay.
Reer Qarax iyo Qalalaase, waanu raali gelineeynaa. Waxaan caawa Nabadoon Naar gale ku casuumeeynaa casho sharaf leh.

Wadaad aa? Kaale ma quraan ayuu kugu aqriyey? Waxaan maqlay waxaa jiro suurado naagaha lagu soo xiri geliyo. Miskiin iyo wadaad kala dheer. Aree joog!!! Mid jaaz iyo rock kula tunto oo waqtiga isla riixdaan ma waaysay? Xataa qaraabo kiil?
Qarabaasho beel and walaahi if u are reer old Europe and as u say are in the hood of Wisbaden and Frankfurt than for a fact we might have run into each other. Odayasha Xamar Jooga waa kuwa aniga naas nuuji iga rabi marka eebow xagee geena hahah oday walbaa waa dotoree mise ugaas mise nabadoon mise xildhibaan. Odayaashi Somali waa washeenaniga midkoo miskiin iska wadaad kanaker ayaan mar horee inaan naas nuujiye ku hesheena

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 28 guests