I am I not getting it right? how can he be a devote muslim and 17 Wives. Mafahmin.
Moderators: Moderators, Junior Moderators


I like to point out the the somali women marrying this guy as his third wife is from Somaliland and not somaliaMen with Many Wives.




Salool, adiga oo dhar leh hadii aad mara kale oo cusub soo gadato,macneheedu ma in aad maryihii hore nacdaybaa? adiga dharkaaga oo dhan ma halmar baad soo gadatay? kuwii hore weli waad jeceshahay waadna haysataa soomaaha?Nin naag kale guursadey waa nin naagtisa hore ka maarmey oo nacay.Marka sababta ay naagahan ula si joogan maxay tahay? Ma nin la'aan ba aduunka ka dhacday?

Salool, adiga oo dhar leh hadii aad mara kale oo cusub soo gadato,macneheedu ma in aad maryihii hore nacdaybaa? adiga dharkaaga oo dhan ma halmar baad soo gadatay? kuwii hore weli waad jeceshahay waadna haysataa soomaaha?Nin naag kale guursadey waa nin naagtisa hore ka maarmey oo nacay.Marka sababta ay naagahan ula si joogan maxay tahay? Ma nin la'aan ba aduunka ka dhacday?

Ok Dabcan ma aadan fahmin the idiom ka. Bal aan si kale kadhigno marka. Adiga oo 1 cunug dhashay hadii aad 3 kale dhasho, macneheedu ma in aad kii hore nacdaybaa mise waxaad jeclaysatay in aad caruurta badsato? I hope in ay hada macne kuusamayn doonto.Salool, adiga oo dhar leh hadii aad mara kale oo cusub soo gadato,macneheedu ma in aad maryihii hore nacdaybaa? adiga dharkaaga oo dhan ma halmar baad soo gadatay? kuwii hore weli waad jeceshahay waadna haysataa soomaaha?Nin naag kale guursadey waa nin naagtisa hore ka maarmey oo nacay.Marka sababta ay naagahan ula si joogan maxay tahay? Ma nin la'aan ba aduunka ka dhacday?
Qof dhan oo ilaahy abuuray baad mariyo xunxun barbar dhigaysa.Nin yahow maskaxdo ma cagaha ayey kaaga jirto mise labadi shaqo ba maskaxdaada naashif ka dhigay?
Dumarka waa hooyada, walaalaha, eedooyenka , habaryaraha oo kale ee tix gali.
Talow ma aqal naagaha lagu tunto ayaad ku so kortay.

NvmMen with Many Wives.


I don't have exes or Zes. I am a free agent. Ex maxaa ladhahaa? Remember I am 36 and have been dealing with women since I was 15. So I probably have had relationship with more than 20 women laakiin I remember magacyadoodii. So women come in and go out of my life without leaving titlesSiday maskaxdooda oo shaqayneysa baan ka yaabanhey.Imikana ma caruurt baadi xaaski barbar dhigtay![]()
Nin naagtisa jecel lama guursado.Marba haduuba xabad kale guuraado tii hore bu booskedi galiyey marka inu iska fasaxo ba lo qaatey.
Sumburdi, how long have you been divorced? Are you still inlove with ex? It seems to me you're not over her yet juding by ur rants on these forum.


Xasha. Meeshaan mawax runta isku sheego aa joogo? adinka ma runbaad soo qortiin. Meeshaan riwaayad maalinba topic socdo ayaa lasoo qoraa. The only thing that I have said for real in this forum waa my age, my clan and the city that I liveYou're the one who shared on these forums that you've been married before.Not that i believe everything pple write on these forums..but i thought someone at ur age would't lie.My bad! For now on wax meshan aad so qortid oo dhan waxan ka dhigi uun sheeko xariir.
Ramadan kariim.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 77 guests