somaliman
you diaspora kid doesnt know anything,HG power is stationed in marka and baraawe and you can look it up,Abgaal supports HG politically ,financially and brotherly we are behind them,galmudug will be another HG base but Hg power will always be in marka and baraawe which we can easily move into jubbaland at the right time,HG and marehan colloboration is deadly catalyst for jubbaland but we are not intrested in that anymore. jubbaland will soon realise their wrongings if they dont appease the hawiye population in lower and middle jubba .
Forget about Ciidanka Mudulood iyo kuwa Dowlada ee Turkey iyo Uganda bil walba boqolaalka lagu soo taba baro, forget about Ciidanka labada Shabeello Jowhar/Marko iyo Kuwa Hiiraan ee Xawaadle for now.
let's talk about Ciidanka Gobolada Dhexe,
Ciidanka in this VIDEO waa hal Guuto oo kaliya. waa Guutada duleedka Gaalkacyo, xitaa Gaalkacyo kaliya ayaa dhoowr Guuto kala leh.
Sacad Jilib ama Laf walba Ciidan gooni ah ayeey leeyihiin.
Reer Jalaf Taankiyo iyo beebayaal ayeey madaxtooyada Muqdisho ku heeysteen waagii hore hadeerna Galinsoor ayeey u soo rareen.
Teeda kale waxaa Jiro Ciidanka Beelaha iyo Jilibyada Ceyr, Murusade, Duduble, Waceeysle, Saruur, Saleebaan etc, Waxaa kaloo Jiro Ciidamada ilaa Xamar ilaa Shabeelada Hoose buuxo oo baabuur Cusub oo aan xabada karin wato waa ciidan Reer Galmudug ah ama Reer Gobolada Dhexe, Ciidamada Alpha Group ee afka u duuban oo American Sniper wato half of them waa Reer Galmudug.
adeer walaahi Puntland ineeysan dagaal wax uga qaadeenin Reer Gobolada Dhexe, beesha Murusade oo kaliya ayaa ilaa Garoowe qabsan karto.
( Video iyo Heesta ereyadeeda waxeey ku socotaa Mooryaanta Garoowe iyo Kismaayo waana la goowrici donaa hadeeysan gardarada joojin )
ku raaxeeso Guutada Duleedka Gaalkacyo ee Mujaahid Cabdi Qeeybdiid waa Libaax yadii Mareekanka wadanka ka saaray