Aniga waxaan is dhahay dhib maleh waa qasab in qofkaste reerkisa wax u taro
Laakin waxaa bilaabmay in reerow hassan iyo sheekhaal uu abtiyaal u yahay ku fidaan xarumihii dawlada sida kan xeer ilaaliyaha guud
Dadkaan dhinac waa jawaasiis itoobiyaan ah oo dhageysta FM ahmariga!
Akhyaarey qabiileyste ma ihi laakinbmacquul miyaa dad aan hiiraan oyo shabeelada dhexe aan hal tuulo ka dagin inay labo xubin helaan halka dadkii goboladaas dhisay mid xubin heleen?
Taas macnaheedu waxa weeye anagaa villa somalia heesana!
Runtii waa dhab, abgaalka villadab buuxa waa calooshood u shaqaystayaal ka masuul ah laamaha dawlada iyo dhaqaalaha ku baxa oon ku fakirin wax jeebkooda dhaafsan waliba waa reer baadiye waceysle ah oo mid walbe mid soo galiyo, toban tobana madaxweynaha ula safra halka hartida ay ahaayeen dad furfuran oo asxaab Wax kubkeena
Yarkaan facebooka(fuad) waa aw qudub laakiin faarah ayaa abti dhaw u ah...waa dadka waraaqaha carabiga u akhriya madaxweynaha...booskiisa waxaa ku jirijiray yarka muudey ee youtubeka malaysiana wax ku soo bartey...yarkaan wuxuu ahaa yarka kaliya ee abgaal oo caadifad tolka ah leh oo galgal badan sidaas ayaa farah u buriyay!
https://m.facebook.com/fuad.sheikh#!/pr ... 2&refid=17








