Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Coumbus OH , waa magaalo fiican , yaa?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Coumbus OH , waa magaalo fiican , yaa?

Postby Ina Baxar » Fri Nov 11, 2005 1:30 pm

Magaallada columbus waxaa dagan Somali badan oo lagu qiyaaso 40,000 ilaa 45,000 ama ka badan,hadaba dadkan waxay yimadeen sanooyin kal duwan wallow ay ugu badnaayeen sanadkii 1992 , dadka labaad ugu badanna waxay soo dageen 2000kii, magaaladan maallin walba waxaa u soo guura somali badan, oo badanaa ka soo guura magaalooyinka ama state yada koonfurta ku yaala .
Magaalada columbus waa magaallada labaad ee ugu badan yihiin Somalida ku nool dalka mareykanka dagan .

Magaallada columbus waxaa loo yaqaan ama somalidu u taqaan " Buur dhuubo" Buur dhuubo waa tuullo ku taal gobalka Gado ,Somaliya.
Sababta Buur dhuubo loogu magac daray waxaa weeye magaalada dadka dagan ee gaaraya 40,000 ilaa 45,000 waxaa u badan dad Asal ahaan ka soo jeeda gobalka Gado ama Galgaduud
Magaallada columbus Waxaa ka loo dagan caruurtii Marxuun Maxamed Siyaad Bare qaar kamida,
waxaa kaloo ku nool Sharmaake Gaani(oo ah xubin ka mida Barlamaanka Somalida koonfureed )hadana ku soo noqday magaallada.
Magaallada columbus waxay ka ga fiican tahay magaalooyinka kale dadka u badan ama dagan baa dad fiican ah, oo ka shaqeeya wanaag iyo maslaxada umada somaliyeed,I.W.M.
Somalida dagana waxay ku heystaan mehrado kala duwan iyo nolol fiican
Magaalooyinka kale dadka u badan baa ka shaqeeya diraa diraale ,ruufyaan nimo,Xaasidnimo .I.W.M.

Tusaale ahaan hadaan u soo qaato magaallada minneapolis, waxaad makhasheen wixii ka dhacay maalintii dhaweyd,dadka mida dadka ubadan magaalladaas iyo mehrada ku leh ayaa waxay dacwad ugu tageen ninka isku soo sharxaya maayarka magaalladaa,
Iyagoo ku dhaleeceynaya sideed ula kulantay Ahmed Siiraanyo iyo Faysal Ali Waraabe oo ah labo nin oo siyaasiin Somalilander ah ; kuuma footineyno iyo falalkale oo anshax xumo
Hadaba hadaan u soo noqdo maqaalkeyga dulucdiisa tahay Magaalada columbus Somalida dagan waa dad ka nadiifa qabiilka iyo xumaanta ,
Umad walba waxaa matala ama shiiqiya hadba dadka ubadan meesha dagan siday yihiin ,markaa dadkaa ka soo jeeda Buur dhuubo ama dagan magaaladan Amaan bey mudan yihiin.
http://www.saaxil.net/warar2/2nov%20%207.htm

User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Postby QansaGabeyle » Fri Nov 11, 2005 1:36 pm

Been waaye. Meel somali joogto oo qabyaalada lahayn majirto.

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Postby kambuli » Fri Nov 11, 2005 1:50 pm

Ina Baxar,

In kasta oo aan guud ahaan la col ahay dadka ruufiyaanka ah, haddana way sii kala xun yihiin.

Kuwan imika aad ka sheekeysey, waaba kuwo mindhaa aan dooneyn inuu dalku kala go'o. Dadka fekerkaa qabana xataa way joogaan Hargeysa. Armayba isu arkaan mujaahidiin difaac ugu jirta in dalku kala go'o.? Laughing Maba arko meel dhaanta oo ay hayaane.

Hase yeeshee, waxaa ugu xun oo ugu liita ruufiyaan, kuwa Somaali miskiin ah oo is dhiibey intey dadba galaan yidhaahda sidaa maaha iyo sidaa maaha. Waxaa la sheegayey dad nin Dhakhtar ah oo is dhiibey warqad ka daba qorey oo yidhi "Kama iman Somaaliya ee meel kale ayuu ka yimid" oo loo diidey in la siiyo sharci.

Wa la yaqaan magacyadooda dad Canada ama Europe dadka ku ciiley, oo qof walba odhan jirey maaha reer hebel ama maaha reer hebel.

Bal maxay ka helyaan? Xaasid maa yaflax.

User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Postby Ina Baxar » Fri Nov 11, 2005 2:10 pm

Kambuli , adiga malaha saxil .net taasa ku yara taabatee, Berbera ma cid ba wax iska soo gashan? Laughing

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Postby kambuli » Fri Nov 11, 2005 2:20 pm

Ina Baxar,

Waayo? Waad ogtahay oo aniga far waaweyn baa wax la iigu qoraa Laughing

User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Postby Sir-Luggoyo » Fri Nov 11, 2005 2:49 pm

Waryaa Ina Baxar,

War ninyahow calaacalka badan intaad iska deysid, inanta si fiican ula haasaaw oo kashifaatul fadeexadana inaga ilaali yaan meel shir ah macawustu kaaga dhicine. Waa maxay muusannow baa kaa soo hadhaye, dhegaa, war sida isu dhaan ninyahow oo naga meelee inanta aanu soo qaxwe doonanee

User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Postby Cawar » Fri Nov 11, 2005 2:51 pm

Lug

Maybe Hargiesa shukaansigeeda ssas waaye Laughing

Whatever happend to PMing?? Laughing

User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Postby Ina Baxar » Fri Nov 11, 2005 2:52 pm

Luggoyo , abti , I'm acting on leads from a very trustworthy contact Laughing , wax kale igama aha .
Waan ka qoray , sida kale Laughing OK!
Last edited by Ina Baxar on Fri Nov 11, 2005 2:53 pm, edited 1 time in total.

User avatar
LionHeart-112
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17794
Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
Location: Not yet determined

Postby LionHeart-112 » Fri Nov 11, 2005 2:52 pm

Waa runtaa Ina Baxar. Somalilada Columbus dagan qabyaalada kuma fiicna badankood maxaa yeelay ma xasuustaan qabiiladooda. Most of them are too high and drunk to remember qabiilism. They are busy scoring the next "rock" and "six pack".

User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Postby Sir-Luggoyo » Fri Nov 11, 2005 3:08 pm

[quote="Ina Baxar"]

Luggoyo , abti , I'm acting on leads from a very trustworthy contact Laughing , wax kale igama aha .
Waan ka qoray , sida kale Laughing OK!

[/quote]

Waan ku gartaye laakiin naga dadaji hawsha, odeygii Suldaan Qudhac ahaaba halkan fadhiya oo miliqsanaya oo leh jaadkii mee aad noo ballan qaadday, markaa intaanu nagu xayraamin, naga dhamee hawsha Laughing Laughing Laughing

User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Postby Cawar » Fri Nov 11, 2005 3:10 pm

^

Abti jaadkaaga iska soo gado, kan koo oo jaad soo wado saan saantisa ma lahee Laughing

User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Postby Ina Baxar » Fri Nov 11, 2005 3:58 pm

Cawar , hadalka soo cadde niyoow , gaadhigu dhinac bu ka dhaqaaqi la'ay, oo waxba haystee, waxa candhada ii fadhiya ma adiga? Yaa?

User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Postby Ina Baxar » Fri Nov 11, 2005 4:24 pm

Sir Lug, waxaad ku tidhah suldaanka bal koleyga ina weyrax ka si qaado caleenta , mid aboowa oona ful- laydhku uu baxayn baaba isoo galay xerrada. War , inaarow weyba igu adkaatay arrintani Laughing

xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Postby xoogSADE14 » Fri Nov 11, 2005 5:01 pm

LH isaaq maad na mooday Laughing

ina baxar i did not read the essay laakinse give me the mainpoints were you trying to diss my city Confused Twisted Evil

User avatar
Babygal
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3566
Joined: Wed Oct 15, 2003 7:00 pm
Location: Aapsao Alaga dUr for sure...

Postby Babygal » Fri Nov 11, 2005 5:03 pm

columbus sucks..... Laughing Laughing


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 18 guests