Postby AyeeyoH » Fri Dec 11, 2015 2:02 pm
Lodoon, nolosheeda dhan wadanki waxaan joogay 3-4yrs.Dhowerka sanana waxaan dagana xamar.I've only been to Hargeysa 3 times, stayed each time two month.Waligay Burco ma tagin mana tagi doono, waayo mesha waxa iga yaala baaba iska yar.
Abusive husband ilaahy ima tuso.Adigu naagta dilin wa inaad xuduud isaga samaysid.Ilaahy nin bu ka dhigay, laakin maskax ciyaal ah ayaa ku saaran.Sidi ilmu yar oo caruur ba lagu amraya oo lagu leeyahy..orodo weel so xal.Ixtiraamka iyo kala danbaynto waa muhiim.
Cala kuli xaal, orodo googarad iska xidho.