Maya khamriga ayaan la caba maa odhan . Marku soo sakhraamo oo u afrikan kale isasoo laayan , bu aniga ii iman jiray baan idhi . Gabadhi i dhirbaaxday na , walaashey oo kale baad tahay baan ku idhi , xishood daradii i ma ba soo eegto .
Sideed wax u fahanta oday ?
Maya blueblood , waxay ka cadhootay , wiilkan ay wax isku yihin , marku sakhraamo dibadda ayay u saari jirtay . Habeenkas aniga ayuu igu yidhi isoo raac , laakiin maan ogayn kaartada u i waday

. Wuxu is laha , ninkan haddad soo kaxaysato , kula hadli mayso gabadhu . Anigu na waxba maan ogayn oo markey isku bilaabeen faro ka hadalka , iyadii baan ku idhi " calm down naaya! " BAB! xabad dhirbaaxo ah ayay igu dhejisay , markaasey ku laabatay qolkeedi
