googaa ... wax aad leedahay hadana adigu aanad isticmaalin?
Moderators: Moderators, Junior Moderators



correct, lakiin waa inaad cigalee tidhaahda lol. now ask oneMy name?

wax dhuuban oo dheer oo buuran oo cas oo madowcorrect, lakiin waa inaad cigalee tidhaahda lol. now ask oneMy name?


Waa guska deewax dhuuban oo dheer oo buuran oo cas oo madowcorrect, lakiin waa inaad cigalee tidhaahda lol. now ask oneMy name?

Cigalee, waa haadka.My name?
Wax dhulka taar Ku leh oo cirka taar Ku leh oo tagoogo orgi leh sheeg


Cadaalel, wa geesaha riiyaha.^ haadka ma aha ee wa gorgorka.
cigalee gass, wa tibta iyo mooyaha!
googaa, aqalkayagu wa wada ull oo ull la qaato ma laha.

Correction: Waa dhigta iyo udubka.

Correction: Waa dhigta iyo udubka.
oh that's right i forgot it.
googaa, wa dheer oo dheer, hadana rida naaskeda anan gadhayn!

CigaleCorrection: Waa dhigta iyo udubka.
oh that's right i forgot it.
googaa, wa dheer oo dheer, hadana rida naaskeda anan gadhayn!
I know dis 1. Let's see if they know it.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 40 guests