googaa, aqalkayagu wa wada ull oo ull la qaato ma laha.
wa geesaha riyaha.
Moderators: Moderators, Junior Moderators

googaa, aqalkayagu wa wada ull oo ull la qaato ma laha.


It's riddles Inabtii was reading as google......
what the hack is Googa...cigalee! are you guys gettiong your voodoo thing from your african haritage!!


Ceeb calayk duqaKoob yaroo kun nin deeqa hala sheego.



CigaleeGoogaa?
Wax cirka taag ku leh, dhulka taag ku leh, tagoogo orgi leh, tunka sharaf ku lef.

Timiro waad ku dhacday. I'm only joking, ishaad ka riday :CigaleeGoogaa?
Wax cirka taag ku leh, dhulka taag ku leh, tagoogo orgi leh, tunka sharaf ku lef.
Waa dabaysha


Seynta lo'daGoogaa
Sii wif soo wif aabow samatar saakeyna waykan

Cigalee, waa haadka.My name?
Wax dhulka taar Ku leh oo cirka taar Ku leh oo tagoogo orgi leh sheeg


Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 41 guests