Ila Thug baa cagta kuu jiidhin

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Googaa, inanta jaarkiinu markay idiin soo wareegto, maxaad futada farta uga galisaa?![]()
Googaa, Kelli faw tiri ,kabaal dabayaal,kacoo soo qabo?

Waa Tukhsiga!waa oday, shaqo badanOdey yar oo had iyo goor kasta weeyseesanaaya!?![]()
Maaha sxb!
Waad garatay Timirooy,Googaa, inanta jaarkiinu markay idiin soo wareegto, maxaad futada farta uga galisaa?![]()
Googaa, Kelli faw tiri ,kabaal dabayaal,kacoo soo qabo?
Cigalee
Ta kowaad waa waa irbada iyo dunta.
Googaa, inanta jaarkiinu markay idiin soo wareegto, maxaad futada farta uga galisaa?![]()
Googaa, Kelli faw tiri ,kabaal dabayaal,kacoo soo qabo?

I know this disgusting one but i'll leave it to the others to guess
Googaa, Kelli faw tiri ,kabaal dabayaal,kacoo soo qabo?
Was this one geesaha riyaha horta ?
googaa, aqalkayagu wa wada ull oo ull la qaato ma laha.

Lool Yeh Timiro got it, btw I will say this one for you, waa dhuusadaI know this disgusting one but i'll leave it to the others to guess
Googaa, Kelli faw tiri ,kabaal dabayaal,kacoo soo qabo?

Waa wax khasiisnimo ah afka ma so Marin KaroMaxaa kale afka lagu gooya oona garta ahayn

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 41 guests