Can you go to xaafada cabaaye and tell my Ayeeyo macaane that Inaayah cimri dheer iyo caafimad iyo guul if iyo akhira bay kugu ducaynasa. And tell her I said Ilaahey wax dhib ah kuma tuso and ducada hawada noo soo raaci.
S/O to my ayeeyo, she a boss.
I remember 1 trip where I was 16 and I was there,
she picked up some sand from the floor, placed it in a bac miiko and said carry it wherever you go, and I carry it wherever I go. That's jacayl right thurr.

Your ayeeyo message was clear. She wanted you to:-
1- Inaad ogaatid in ceeda laga abuuray, ha kibirni ayay ku lahayd.
2- Inaad ogaatid in carrada u dhalatay, ku soo noqo dalka hooyo ayay ku lahayd.
3- Inaad camuuda u danbeenaysiid, ee akhiraada u shaqe ayay ku lahayd.
Sheekada iska sidun mahe waa xus iyo xusuus. Talow farintii ayeeyda maad ku dhaqmi doonta misa kuwi laga samray ayun baad noqon.