Ninka la dilay (AHUN) yuu Biciide ka ahaa? Maxaase loo dilay?
Guys, fill me in on this incident.
He is Bahsanbuur from Ceerigaabo. Si fiican ayaan u aqaanaa isaga iyo reerkiisaba.
Second question. For a years some elements have deliberately aroused fear among CM public. They sponsored horncable, youtube and other social media to incite violence against HJ.
In Berbera many times demonstrators smashed windows Indha-deero, ilma xarbi etc businesses. waadigii ogaa wixii dahabshiil ka raacay warshadii sibidhka. Laba bilood ka hor booyado berbera ka baxay ayaa dhexda loo galay oo rasaas lagu daldalooliyey. Dekedaii ceel gardi waxay u direen koox rasaas huwisa.
Groupkaas fitnada wadaa waxay ku yidhaahdeen sideeba taliyaha HJ looga dhiga taliyaha poliska....an khaarajino.
Its seems time for cooking is over now. They're all in prison waiting to be executed. Iminka kuwii sponserka u ahaa hasoo furteen.