maalmahan waxa jira Dad badan oo xoogaa disappointed noqday markay arkeen xoogaa is xagxagasho ah oo dhexdeena ka jirta, horta aan idinku bilaabee beelaha Somaliland siiba habraha Isaaqa marba midbaa caado wareerta Markaas baa dadka aan dhaqan siyaasadeed ka dalka aad waxba uga aqoon moodaan inay Meeshu sii dumayso oo lagu kala dareerayo.
most of them Dawada ay Ku dagaan waa political power upgrade, marka gymka la geeyo ee ay futadooda muraayada ka arkaan ayey is moodaan the one and the only.
Qaar waa gold diggers, marka dhowr jeer casuumado loo sameeyo ayey iska istareexaan, qaar sida riyahaa dhaameel loo luxaa, qaar ammaan Tay Ku dararaan oo marka amaan kor iyo hoos lagu akhriyo ayuu xanuunkii hayey daayaa. qaar sasabo iyo balanqadyo kala duwan baa lagu seexiyaa.
Ciise muusahan la had hayaa waa candha buure kuwa ka waaweyn oo dhan baa furahooda la hayaa mid cirka soo dumin kartaana ma jirto. Ha u biqina wadanka iyo wadajirkiisa midna.



yuusuf funny baad tahay.waa inaad sida sooraan iyo jawaan dadka riwaayado u samaysid si dadku u qoslaan oo stressku uga yaraado.
