Moderator: Moderators


I meant qabyaalad doesn't suit you. You're more suited for farming and being merchants. This clan gatherings should be left for us HY and HJ folksMe too. Nothing like qamadi war to keep boredom at bay
-
-
-

Wale mujaahidkii muuse majnuunimo awgeed waaka lugta iska tooktay.
I remember mohamed diridhabe commenting on muuse biixi waagu Silanyo bilowgi ugu balan qaaday kursi. Hadaladiisi wax ka mid ahaa in muuse cawaanimadiisa loo adegsadey inu niman badan oo HA ahaa daaqada ka saaro. Waa isla Kuwu isku haleyn laha oo garab siinlaha ayu cunay. Mohamed diridhabe hadal kiisi Wuxuu ku soo gabagabeeyay...lax waliba halkey is dhigta lagu gawraca. Maantana waaka isku dayay inu fitno ZA ka dhex shido.
muuse biixi uf hada laga bilaabo.
-
-
-




Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 2 guests