Warsheekh & Viva, Xamar hadda waa noo ogoshihiin; Jowhar goormaa noogu dareesiin?

Eeboow runta hadii la rabo dhibaatada na heysta maanta idinka ka mas"uul ah. It is your greedy and mooryaanic behaviour that focked up xamar. Abgaal before the 92 dad daacad bey iska ahaayeen. Cudurkiina nagu daarateen maanta we have adapted your mooryaan culture. If it was upto me 22 yrs ago baa magaalada odinka nadiifin lahaa. Laakin hadda hore in lo socda baa haboon oo laga gudbo taariikh xumada.
Easy there tiger

Kaftan ayay iga ahayd. Viva ila fahantay.
Sxb, Xamar waa dhul Mudolood. Waan garawsanahay, lkn waa inaad adiguna garowsataa sidaan magaalada ugu hagar baxnay sxb.
Aniga maanta Gaalkacyo sidaan dhiigga ugu shubi lahaa ayaan Xamar dhiig ugu shubaa. Give where credit is due to.
Fair enough. Waa runtaada. The thing is i get emotional when talking about xamar. I am a HAGist and believe in wadashaqeyn. Problem with us is there is no danta guud. Nin walba oo siyaasi ee tolka dan gaar buu wataa. So meeshas sidey nabad ku noqoni with the various conflict of interests?
for example you got businessmen in Bakaara funding Al shabab operations because of their economic dan. You got hawiye's bailing out their Al shabab kids from prison iyago dembiyo lagu heysta. Haye hadhoow na lacagtaas Al shabaab la siiyo sow hawiye uun laguma dilaayo? Ciyaalka laga sii daynaya xabsiyada sow hawiye kale ma halagayaan?
Anigu waxaan ka gubanaaya oo noloshuba ku nacay waa intaa. Waa foolxumo iyo fadeexad.
This is why i want MJ to be the next president. I want beesha to be cornered from every direction. Only then will they wake up.