Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

VP Saylici Declares New Military Wing Of JSL.

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8695
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

VP Saylici Declares New Military Wing Of JSL.

Postby JSL3000 » Wed Apr 20, 2016 10:08 am

Sounds good to me. :up:

SOMALILAND OO KU DHAWAAQDAY DHISMAHA CIIDAN U GAAR AH KA HOR TAGA TAHRIIBKA DHALINYARADA

April 20, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:—Somaliland ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday abuurista Ciidan u gaar ah ka hor taga Tahriibka Dhalinyada oo si xawli ah uga socday Somaliland sanadahii ugu danbeeyey,

Sidaasi waxa maanta Idaacada Bbc,da Qaybteeda laanta Afka Somaliga u Sheegay Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan Cabdilaahi ismaaciil Saylici,

Waxaanay Sheegay Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland in ay sidoo kale gacan adag ku qaban doonaan dadka kaxeeya dhalinayarada Tahriibaysa ee loo yaqaan Mukhalasiinta,

Madaxwayne ku xigeenka oo arimahaasi ka hadlaya waxa ka mid ahaa hadaladiisii.

“Somaliland kamay gaabin wax ka qabashada arimaha tahriibta arintaasina waa arin cid kasta ka yaaban tahay, dadka mukhalasiinta ah ee dhalinyarada tahriibinaya talaabooyin badan ayaanu ka qaadnay qaar badan waan xidh xidhnay, imika waxa noo qorshaysan in ciidan gaar ah oo daba gala dadkaasi ka kaxaynaya dhalinyarada magaalooyinka ee ay somalidu u bixisay Ma Gafayaasha in aanu u samayno oo aanu kaga hor tagno in aanay hawlahaasi dib danbe u dhicin.”

hangool79
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1606
Joined: Sun Mar 06, 2016 4:49 pm

Re: VP Saylici Declares New Military Wing Of JSL.

Postby hangool79 » Wed Apr 20, 2016 12:23 pm

Sounds good to me. :up:

SOMALILAND OO KU DHAWAAQDAY DHISMAHA CIIDAN U GAAR AH KA HOR TAGA TAHRIIBKA DHALINYARADA

April 20, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:—Somaliland ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday abuurista Ciidan u gaar ah ka hor taga Tahriibka Dhalinyada oo si xawli ah uga socday Somaliland sanadahii ugu danbeeyey,

Sidaasi waxa maanta Idaacada Bbc,da Qaybteeda laanta Afka Somaliga u Sheegay Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan Cabdilaahi ismaaciil Saylici,

Waxaanay Sheegay Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland in ay sidoo kale gacan adag ku qaban doonaan dadka kaxeeya dhalinayarada Tahriibaysa ee loo yaqaan Mukhalasiinta,

Madaxwayne ku xigeenka oo arimahaasi ka hadlaya waxa ka mid ahaa hadaladiisii.

“Somaliland kamay gaabin wax ka qabashada arimaha tahriibta arintaasina waa arin cid kasta ka yaaban tahay, dadka mukhalasiinta ah ee dhalinyarada tahriibinaya talaabooyin badan ayaanu ka qaadnay qaar badan waan xidh xidhnay, imika waxa noo qorshaysan in ciidan gaar ah oo daba gala dadkaasi ka kaxaynaya dhalinyarada magaalooyinka ee ay somalidu u bixisay Ma Gafayaasha in aanu u samayno oo aanu kaga hor tagno in aanay hawlahaasi dib danbe u dhicin.”
:ooh: :pac: :myman:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: kaliil and 20 guests