Wuu iiheesaa @:lol:Sumu- Aniga waxaa sidan i galay ba wa caashaq.![]()
Mid yar ba i heesay heesti Lafoole: "Calafnimu ku raacsha, cawo iyo ayaan leh" sheekadu xagaas ayay ka bilowday.
Wu yara dabeecad xun yahay mooyan (a lil hot headed) laakiin wallahi maba amiinsani inu aduunkan qof la mida jooga ba.
Rasuulka scw wuxuu gabdhaha kula dardaarmay nin diin iyo akhlaaq leh. akhlaaqda dabeecada ayaa uGu horaysa.
Salaatu Istikhaara katuko insha allah way kala fududaanee arintu.




Sumu- Iska hees inta lacagta helaysid you know. 
