Moderators: Moderators, Junior Moderators

Waxaad tahay baan tusaya ma' waxaad u qaadatay gurigaan kugu imanaya ?Ma anaa sawir la soo booday mise adaa I cariyey loool oo yidhi hadaad kalsooni leeday waad soo dhigi lahayd sawirkayga sidaan kayga u soo dhigay. horta waxan filaayaa waxbaa ku yara dhiman oo waxad ku hadashay iyo wixii lagugu jawaabay iyo wixii dooda keentayba sidii habar asaasaqday baad wixiiba is dhex dhigaysaa. Adaana hanjabay oo yidhi "waxaad tahay baan ku tusaya insha Allah" markaan ku jawaabayna waxan ku idhi dee ina balami , imika waad yara baqatay oo waxad tidhi isu iman maynee... aanu sida islaamaha meeshan laba gambadh isu soo dhigano, walee reer Galbeed waa iska masaakiin is biday caqli.

Horta marka reerkina la idinku yeedho , maxaad cay iskaga bilawdaan ?Muuse cabdalle waa raggi ku xoreeyay, laakiin wax iska Oromo ah oo bakhti ah baad tahay, hor iyo dababa ma lihid , waad isku dhex yaacaysaa, doodaadu waxay la mid tahay nin naag la dooday, milgo ma laha, ujeedo ma laha, waxba kuma adkaysanysid oo meel istaagi maysid. waar naga tag waxbyahay, orod habartii Daarood ee ku dhashay ku laabo rag iskama celinayside.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 74 guests