“Hadii Runta la sheegayo , 18-ka lama wada laha, waa maalintii Isaaqu guulaystay, Caruurtii Iidoorku Calamo ayay soo wada xidheen maalintaas, Laakiin Laba Reer oo ila daris ah oo ah Dhulbahante iyo Warsangeli Xaafadooda ayay iska Fadhiyeen, Waxaa inoo dhaxaysa 26-ka juun” Ayuu yidhi.
https://www.youtube.com/watch?v=Kr2t_c_lMG4




