KkkkkkNothing is impossible in Somalia, laakiin ma aaminsani in ciidan PL ka yimid Xalane la keenaayo ayagoo Alpha Group Xalane agteeda degantahay.
But yeah anything is possible from reer Unukaa leh and Culusoow. Soomaaliya way ku cayaareen cidaas.
Moderator: Moderators

KkkkkkNothing is impossible in Somalia, laakiin ma aaminsani in ciidan PL ka yimid Xalane la keenaayo ayagoo Alpha Group Xalane agteeda degantahay.
But yeah anything is possible from reer Unukaa leh and Culusoow. Soomaaliya way ku cayaareen cidaas.
We will have to send hundreds soldiers, if we don't do that, it will be easy victory for Beesha HAG to win the election.We will send gaas permanently to exile to xamar if he sends even 1 soldier if this is true.
ditoore, i always depend on credible sources not hearsay and qiila wa qaal. I said and maybe some local security agencies...posted the link in allgalgaduud....so i knew this.I just posted caasimada to say stop the calaacal HAG and take the responsibilitydadka soomaalida waa si xun wax u sheeg... arrinta ah ciidanka buntiland iyo amisom ayaa amaanka ilaalinaya waa been abuur.. bal dhageysta wareysiga UN ta ninka u qaabilsan somalia.. hadalkiisa si fiican u dhageysta.. wuxuuu yiri amaanka waxaa ilaliya amisom iyo ciidamada Amaanka Somaliyeed kuwaas oo buntiland qayb ka noqoneyso..... keaton ma uusan oran habayaraatee amisom iyo buntiland ayaa amaan ilaalinaya...
Buntiland ciidanka la sheegayo probably waa view bodygruads oo wato GAAS CALOOLEEY.... Laakiin soomaalida fadhi ku dirirka hadalka waa badalaan oo waa warxumo tashiiil..
Halkan wareysiga la dhageyso..
http://www.warqaad.org/keating/

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 16 guests