Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Naagaha Soogala a quick Question

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Postby Inaayah » Wed May 25, 2016 1:04 pm

Daaaaaaaaaaaaaamn. *Ducks out of the thread* :damn:

User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Postby Inaayah » Wed May 25, 2016 1:05 pm

Sumu- Wallahi billahi I didn't start jack. :whoa:

Adiga edeb daran.
Last edited by Inaayah on Wed May 25, 2016 1:07 pm, edited 1 time in total.

Sumubaridi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2419
Joined: Wed Apr 29, 2015 8:24 am

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Postby Sumubaridi » Wed May 25, 2016 1:05 pm

Aishah- Why do you hate Sumu so much? :deadrose:
If Sumsum had lacag I think you'd give him a shot :pac:
Single Mother of 2 oo Shiishad Cabto? Naah. Amna have to pass. :arrow: :arrow:
Twice divorced with a mattress after 20 years of living In west no thank you
iga qalee marka. gabar baa tahay kuguma dheerdheeraan karo. :up:

Sumubaridi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2419
Joined: Wed Apr 29, 2015 8:24 am

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Postby Sumubaridi » Wed May 25, 2016 1:08 pm

Sumu- Wallahi billahi I didn't start jack. :whoa:

Adiga edeb daran.
Anigaa? Why? I started a thread about a question and was minding my own business
Last edited by Sumubaridi on Wed May 25, 2016 1:11 pm, edited 2 times in total.

User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Postby MujahidAishah » Wed May 25, 2016 1:09 pm

Sumu wedding night with his third wife

Image

Sumubaridi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2419
Joined: Wed Apr 29, 2015 8:24 am

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Postby Sumubaridi » Wed May 25, 2016 1:10 pm

Mujaahidah, wallaahi I will stop here. Ceeb waaye intaan wax kabadan. I will edit all my replies. Love you abaayo.

User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Postby Inaayah » Wed May 25, 2016 1:11 pm

Sumu- Wallahi billahi I didn't start jack. :whoa:

Adiga edeb daran.
Anigaa? Why? I started a thread about a question and was minding my own business till habartaan Shiishada kasoodharagtay started cursing and calling me names? But I waan dareemi karaah. Its not her. She is always calm maalintii. Habeenki lee waaye-----Drugggggggggggs :lol:
Wallahi waad khaldan tahay Sumu, ya ku idhi gabadh la tirso. Besides, wax aana cay ahayn cay ha ka dhigin.

Sumubaridi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2419
Joined: Wed Apr 29, 2015 8:24 am

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Postby Sumubaridi » Wed May 25, 2016 1:15 pm

Daaaaaaaaaaaaaamn. *Ducks out of the thread* :damn:
Naayee I stopped typing.

Back to the topic,

A man oo faan badan mise a man oo humble ah?

User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Postby Inaayah » Wed May 25, 2016 1:17 pm

Daaaaaaaaaaaaaamn. *Ducks out of the thread* :damn:
Naayee I stopped typing.

Back to the topic,

A man oo faan badan mise a man oo humble ah?
Edeb yeelo. :ufdup:

Sumubaridi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2419
Joined: Wed Apr 29, 2015 8:24 am

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Postby Sumubaridi » Wed May 25, 2016 1:20 pm

Daaaaaaaaaaaaaamn. *Ducks out of the thread* :damn:
Naayee I stopped typing.

Back to the topic,

A man oo faan badan mise a man oo humble ah?
Edeb yeelo. :ufdup:
Sheeko kale aan kuuhaayaah. Waxaa umalaysay miyaa in aa sidii gaari aan break lahayn qofkaa rabto aad madax madax iigalin kartid. Naayee adaa lugu dhahaa. You hate me now because I refuse to continue fighting with Naagta so you can enjoy. ahahahahahaha

Naayee foodleeydaadaan xun, Can you be trusted hadaan facebook request kuusoodiro? Inta kale waad fiicantahay ee markaad caadada qabto unbaad tahay doqon. Yuus, dhaqdhaq ayaad bilawdaa iyo dagaal meel uu kasocdo aan la aqoon.

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2753
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Postby Timiro1999 » Wed May 25, 2016 1:28 pm

Samu anigu runta iga daacada makuu sheegaa labada nin kaan dooran lahaa, waa ka faanka badan fakh fakhda haya.
Lkn ilayn faanku haduu iska hadal yahay wuu kashifmayaa, beentu lug keliya ayay leedahay oo hadii lugta la qabto way dhacaysaa.
Waxaan odhan lahaa waar nin yahow saw taajir ma tihid waa halkii afka qalaade show me the money seeing is believing.
Markuu gaga leeyo ayaan odhan lahaa waar na weydaaro.
Dumarka imika joogaa maaha kuwii lagu odhan jirey "been ku soo xaree, run ku dhaq" inta aanad soo xarayn bay shilin shilin kuu xisaabinayaan.

User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Postby Inaayah » Wed May 25, 2016 1:38 pm

Sheeko kale aan kuuhaayaah. Waxaa umalaysay miyaa in aa sidii gaari aan break lahayn qofkaa rabto aad madax madax iigalin kartid. Naayee adaa lugu dhahaa. You hate me now because I refuse to continue fighting with Naagta so you can enjoy. ahahahahahaha

Naayee foodleeydaadaan xun, Can you be trusted hadaan facebook request kuusoodiro? Inta kale waad fiicantahay ee markaad caadada qabto unbaad tahay doqon. Yuus, dhaqdhaq ayaad bilawdaa iyo dagaal meel uu kasocdo aan la aqoon.
Inta hablaha iska caydid ba rabta inad dambiga aniga i saartid. Waad cayday inanta, apologise, isla xishood and move on.

And no Sumu, don't trust me with your Facebook. :snoop:
Last edited by Inaayah on Wed May 25, 2016 1:49 pm, edited 1 time in total.

User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Postby Inaayah » Wed May 25, 2016 1:41 pm

Samu anigu runta iga daacada makuu sheegaa labada nin kaan dooran lahaa, waa ka faanka badan fakh fakhda haya.
Lkn ilayn faanku haduu iska hadal yahay wuu kashifmayaa, beentu lug keliya ayay leedahay oo hadii lugta la qabto way dhacaysaa.
Waxaan odhan lahaa waar nin yahow saw taajir ma tihid waa halkii afka qalaade show me the money seeing is believing.
Markuu gaga leeyo ayaan odhan lahaa waar na weydaaro.
Dumarka imika joogaa maaha kuwii lagu odhan jirey "been ku soo xaree, run ku dhaq" inta aanad soo xarayn bay shilin shilin kuu xisaabinayaan.
Timiro- Abaayo macaan, hadu ninku wax haysto o naftiisa kalsooni ka qabo then let his actions do the talking. I cant stand nin isla wayn anigu. He'd bore me with his faan.

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2753
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Postby Timiro1999 » Wed May 25, 2016 2:04 pm

Inaayah indr quruxeey haduu nin faano dee waa la kashifaa ilayn isagaa edeb daro la yimide.
Markaad ku tidhaahdo waxan keen oo waxan kale keen isagaa naftiisa u baxsan lahaa.
Daacad wax dhaama ma jirto

Sumubaridi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2419
Joined: Wed Apr 29, 2015 8:24 am

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Postby Sumubaridi » Wed May 25, 2016 2:09 pm

Inaayah indr quruxeey haduu nin faano dee waa la kashifaa ilayn isagaa edeb daro la yimide.
Markaad ku tidhaahdo waxan keen oo waxan kale keen isagaa naftiisa u baxsan lahaa.
Daacad wax dhaama ma jirto
artan xaasid sanaa. Kan keen, kaasna keen baa :lol: :lol: Wallaahi Orodkuu bilaabo in uusan soo jeesanayn.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 12 guests