A few years ago he was screaming 'Dhamaan Meles baanu nahay
Moderators: Moderators, Junior Moderators



Anigu ma oran ogaadeen ayuu matalaa been ha iga sheegin walaal. Ogaadeen dad fiican iyo dad xun na ku jiraa. Ma dhahaayo ogaadeen ayuu matalaa. Lakiin waxaa iga yaabisay ninka dhahaya "Hadafkeenu waa inaan somalinimada la dagaalano" iyo dad tageersan oo moodaya Cabdi Iley nin fiican.Cabdi Ilay marka ma Ogaadeen buu matalaa waa wax xun oon xitaa Ogaadeen iyo Soomaali toona u ekayn haduu sidaa yidhina dee isagaan ahayn cidna umuu hadli karo cidnana ma matalo

What M?war edit the M part out plse!



The guy who's screaming "meles ma dhimanin" iyo "Dhamaan Meles baanu nahay" Maa nin fiican ah? Runta aan isku sheegno maaha in aan iska difaacno because waa tolka.Geeljire it seems like you don't know somali that much or perhaps you are deaf, he said hadafkeenu wa inaan saboolnimada la dagaalano''
anagu saboolnimo waxaan u naqaana gaajonimada, faqiirnimada. You learn something everyday.
I saw that shit. ileen ceeb loo ma dhinto lmaoThe guy who's screaming "meles ma dhimanin" iyo "Dhamaan Meles baanu nahay" Maa nin fiican ah? Runta aan isku sheegno maaha in aan iska difaacno because waa tolka.Geeljire it seems like you don't know somali that much or perhaps you are deaf, he said hadafkeenu wa inaan saboolnimada la dagaalano''
anagu saboolnimo waxaan u naqaana gaajonimada, faqiirnimada. You learn something everyday.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 13 guests