Horta inagu maxaynu u doonaa nabad aan dadka kale doonahaynin.Somaliland congress members speak about massacre in degmada gashaamo tuulada jaamac dubad. https://youtu.be/_2C4I2sw54E
Video gan waan daaawan kari waayey odayadan masaakiinta ah ee baryootamaya.
Meel aan hadal joogin ayay leeyahiin ha laysla hadlo, sidani si maaha.
Aniga marnaba layga dhaadhicin mayo liyu police og maaha.
Ma waxay idinla tahay in nin xabashi ahi soo diray, waxa soo diray ina ilay isagay ka amar qaatan.
Meesha dagaalka waxa soo qaadayaa waa og ciil isaaq u qaba.
Dawlada sl iyo isaaqa gabi ahaantisu waa inay jabhad sameeyan.
Liyuu waa onlf oo dirays xabashi gashan, SNM markii ay duurka joogtay onlf aka Liyuu police ayaa is dhaqaajiyey5 lama maqli jirin.
Meesha waa og waxa dadkena laynayaa, ee ha layska celiyo wada hadal iyo waxasi Socon maayan.





i didn't say ugarsigood is only directed @ isaq.