Postby Ina Baxar » Tue Nov 22, 2005 8:33 pm
Ilaah baan ku dhaartee wax ka doqonsaan ilaa iyoo hadda maan arag
Balo ku racdee , waa inaan Kamasaare iyoo wixi ku madax aha ku report gareya. I have never said "alla beerka" but once and that time it was in thread paraphrasing Gladiator.
I don't know why but you have a tendency of remembering things that you misunderstood , dabeecadaas na dhilloyinka lagu tilmaama, like I said.
Now , since caawa ina baxar bey ka haysata , xageed iga aragtay , anigoo dhulbahantaan ahay leh?
Waxaan ku haystay nin caadi ah , hadal ma aha. Sida ragga uu hadal intaadan waxaad adigu tahay ku caayin nin kale .
Xageed iga aragtay aniga , oo maxa ii kaa keenay?