Moderators: Moderators, Junior Moderators



Waan ogahay sxb allah wixii uu qoray lama seegaayo laakiin hadii labo qofood isguursanayso soo in qof walba wixii akhbaar ah oo noloshiisa kusaabsan sheego maaha. Waxaan kacabsoon hadii ay soo ogaato kawaran anakoo isqabna oo markaas ay walwasho. Dumarka Somalida caruurta way isugu faanaan gabadhii aan caruur lahayna way caayaan oo hoos ayay udhigaan. Maaha sida raga oo kale.waxba kuma aha ilahay inoo awlaad ku siiyo, waxaan ku odhan lahaa wax albaabka ha Iska xidhin.


I got tested twice and the results showed low numbers. Waa sidaas.Many things can cause low sperm count. Some of them are temporary, so my question is, how can you be certain you really have a low count, or have you been tested many times over the years?


They will for sure if they come in this world. They might even be Civil Rights activist against what HAG did to Minorities.Maybe it is a blessing, you never know
don't need your offspring claiming hag too![]()

I am sxb. What is meant to happen will happen. That is why I am a man soomaaha. I will be ok as long as I will settle on a Candho to Bang.One thing be positive Sumub.

Hada walaal naagtu waa banii aadam. Hadii aan iska aamuso oo 2 sano kadib caruur lawaayo, soo mabilaabi doonto aan isbaarno. Hadii aan Markaas kuiraahdo dee horaan isku baaray oo sidaas iyo sidaas baa layiri, soo kabaheeda xirxiran mayso. Laakiin runtii aniga ayaa ah qof insaan ah oo qalbi wanaagsan. Hadii gabar wax laga sheegay aan guursanaayo, waxaan jeclaan lahaa in ay ii sheegto. Hadii ay ii qariso oo aan ogaado, waan furi lahaa waana ka aamin bixi lahaa. Marka sidaan rabo in la iila dhaqmo soo in aan dadka ula dhaqmo maaha hadii kale xaasid soo manoqonaayo.Why aad naag aanad wali guursan daacad ugu tahay? Ma cidba ku waydisay inaad wax dhali karin iyo in kale. I suggest you keep your secret to urself and hope for the best.
Ilaahy ba caruurta bixiya ee albaabda ha iska xidhin.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 40 guests