Jzk Khairan walaal.I pray for you my man.
Moderators: Moderators, Junior Moderators

Jzk Khairan walaal.I pray for you my man.

hadii nin aad guursato oo aad markaas 2 sano kadib ogaato in uu horay isku baaray oo layiri biyahaaga ayaa yar uusana kuusheegin, Maka xumaan lahayd? Mise Jeclaan lahayd in aad xogtaas ogaato inta aan meher ka dhicin?Sumb,
Anigu cidna uma sheegen, ilaaha ba la isku xidha.Ta labaad imsa is qaba oo ilaahy caruur siin.Oo iska wada jooga.
Keep That secret to urself.Bilu Allah swt faraj ku fura.


Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 40 guests