Postby Strategic » Wed Aug 10, 2016 6:12 am
Kulan Ka Dhacay Xarunta Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho
Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Dhiira gelinta Maalgashiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/salaam Hadliye Cumar ayaa maanta xarunta Safaaradda Mareykanka Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladdaasi ee fadhigiisu yahay Muqdisho Mr: Stephen M. Schwartz.
as long as 1 million hutus and their families depend on the gov for economic survival and food,things will only get better,the food the gov puts on the table is what matters.no terrorism.