Moderators: Moderators, Junior Moderators

Intiina wa weyn heestas dhiiri gelinta wa garaneysan , anigu waxan ula niyastay qaadka maanka dooriya iyo sidi geyiga somaliya oo dhan looga mamnuuci laha iyo la daganka iyo ka hor tegida ay dawlada Kenya rabto in ay ku qaadato/xalalaysato bada Somaliya , marka wa inan fahano dabinada la inoo dhigayo waxayna u muuqato olole weyn oo Kenya wado kas oo ah marka hore geyiga somalia ku harqi qaadka oo lacagtooda doolarka kaga furo inta ay qaadka mashquulka ku yihiina aynu juqrafiga bada bedelno anago isticmalayno wadamo yurub , tas waxay ku tusinaysa ayamaha yar oo qadka la joojiyay sida ay beeraleyda iyo shicibku u kacay in madaxweynahoodo ku khasbo xasan inuu ka noqdo go'aanka , m.weynaha Kenya inti uu ku oran laha beeralayda bedela dalaga aad beertan oo beera wax umada bariga africa nafac u leh.



Get off our nuts, mate. And learn how to write proper Af Somali before speaking on their behalfSomali ban raba inan ka go'oda oo ictiraf ban rabtaan har iyo habeena waxa u tagan tihiin inad dhibka somaliya ku faraxdan war sheydanka iska naara oo umada ha iska takoorina midga yahaw.


SL hadaydan ogalen maxa naga galay badiina?
We are forced to sit out on this one. Good luck.
Most Issaqs support the rest of their brothers against the unjust sea looting. It's only a handful that are rooting for Kenya.SL hadaydan ogalen maxa naga galay badiina?
We are forced to sit out on this one. Good luck.
Awr sataale is the only one who understands
who gives a fuck about some walanweyn sea


You need to look past your narrow tribal interests and the political interests of your unrecognised state. Don't you have any values or morals aside from political interests? Wrong is wrong no matter what and you do not support anyone against your Muslim Somali brother. End of.We are neutral on this case because today I know not only reer Konfuur against our aspirations but today if I went to the disputes waters with a little fishing boat southern clans would either rob me, kill me and least loot my fish.
Kenya would probably do more or less the same and that tells me it (waters off Kismayu) doesn't matter to me


Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 45 guests