Moderators: Moderators, Junior Moderators

I'm sure you know all about dirty money schemes, Mr Boli Qaran.the poor Young lady has either been tricked into this or she did this for the money

She doesn't have to be disabled or dead, mar haday 40 gaadho baa lugu bilaabayya, war islaamahan quba, mid yar maad doonataan.Somali iyo munaafaq nimadooda maxaan nacay, haday kabtu ku jiri lahayd cagta kale oo gabadhu ahaan lahayd sida ninkan.
Ragoo dhan waxay odhan lahaayen muxuu ka dul qabanayaa imikana waxay leeyahin waa wax fiican.
Tusaale nin xaaskiisu dhimato markiiba waxa lagu yidhahda guurso! Lknse hadii ninku dhinto oo ay caruur leeyahin waxa lagu yidhahda caruurtada korso.
Dhaqan xun oo double standard ah weeyan KIR
WowShe doesn't have to be disabled or dead, mar haday 40 gaadho baa lugu bilaabayya, war islaamahan quba, mid yar maad doonataan.Somali iyo munaafaq nimadooda maxaan nacay, haday kabtu ku jiri lahayd cagta kale oo gabadhu ahaan lahayd sida ninkan.
Ragoo dhan waxay odhan lahaayen muxuu ka dul qabanayaa imikana waxay leeyahin waa wax fiican.
Tusaale nin xaaskiisu dhimato markiiba waxa lagu yidhahda guurso! Lknse hadii ninku dhinto oo ay caruur leeyahin waxa lagu yidhahda caruurtada korso.
Dhaqan xun oo double standard ah weeyan KIR

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 99 guests