Yaa kaa soo xanaajiyay?Somali iyo munaafaq nimadooda maxaan nacay, haday kabtu ku jiri lahayd cagta kale oo gabadhu ahaan lahayd sida ninkan.
Ragoo dhan waxay odhan lahaayen muxuu ka dul qabanayaa imikana waxay leeyahin waa wax fiican.
Tusaale nin xaaskiisu dhimato markiiba waxa lagu yidhahda guurso! Lknse hadii ninku dhinto oo ay caruur leeyahin waxa lagu yidhahda caruurtada korso.
Dhaqan xun oo double standard ah weeyan KIR
Ma odaygaa ka shakisay?




