Waxay ahayd maalim boqran, 19 Aktoobar 1988 ayaan kasoo baqoolay magaalada Hargeysa, oo qiiqa iyo uuradu ay dhulka aastay, anigoo an fariirsan laba madfacna i sigeen, ayaan soo qaaday wadada airportka Hargeysa, kolkaan xoogaa soo socsay ayaan wadada dacal uga yara baxay, xoogaan kolkaan meel yar oo dhufaysa isku qariyay qadar aan ku qiyaasay 15 ilaa 20 daqiiqadood ayaa waxa isoo mid faqasha oo ordaaya wuxuu xidhnaa dirayskii ciidankii cirka ee Soomaaliya.
Al markaasaan intaan dib u booday oo amlay afweyn iska soo jaray ayaan saddex goor dhuuca u galiyay. Markaan ku hubsaday inaan halbawlayaasha jaray oo uu neef tuuraayo ayaan shandad uu xambaarsana kala furay, mise waxaa ku hira hal dirays oo ciidankii cirka ah oo isbeera laba khasnadood oo rasaasa iyo ID card bilaa sawir ah.
Intaan meel koone ah la tagay ayaan dirayskii ciidanka cirka ee iabewrka ahaa soo gashada, ID card kii bilaa.sawirka ahaa iyo labadii khasnadood iyo baaskoolad dhabana nacas ahna waan lasoo talaabsaday...
Abaara kawdii ilaa labadii duhurnimo inta u dhaxaysa wakhti aan ku qiyaasay ayaan soo gaadhay airport kii Hargeysa iyo ciidankii cirka oo guuto guuto ah iyo dharyo waaweyn oo qiiqa kanbaxayaa samada ia qabsaday, shaw meesha waxa lagu kar sanaayay adhigii iyo geelii daaqaayay seera yaasha ka ag dhawaa airportka Hargeysa...
Aduu waxba yaan hadal kugu daaline dacalka ayaan kaga qabtay. Bariis iyo hilibka faraha ayaa digsiga lagaga soo guranaayay oo ma jirin malqacad iyo fandhaal toona. Nin waliba bac weyn oo ila qaba ah ayuu sitaa, Mid iga horreeyay oo aan u maleeyay UJEEJEEN ama Abgaal ayaan bacdii wax ka buuxsaday intaan kala booday taydii oo madhana ku tuuray.
Is dhaadhicintu waa qayb ma mid ah tababrka ciidanka nin sidaa iisoo eegay ma jirin. Anna intaan cuntadii ciqaabay ayaan diyaarad markaa kacaysa daaqada ka galay.
Diyaaradii markay kacday baan dhabana castii ku qabtay "Abootada iyo Afweynaba la aroosye ka deji diyaarada Xamar".
MAkhribka hortiisii habeenkii 21 Aktoobar 1988 soo galaayay ayaan Muqdisho kusoo hoyday, isla habeenkiiba ayaan soo galay xaruntii "Xannaanaynta Xoolaha Siyyaad" waa meel naago darajooyin beena lagu raray ka taliyaan oo xafiis ah, naagahaa haddaad arki lahayd siday habeen iyo maalin heesaha kacaanka u dhagaysanayeen oo cuntana isugu gurayeen ayay futadii iyo naasihiiba half mitir hore iyo dib u kala baxeen,
Wa naago Majeerteen, Mareexaan, Ogaadeen, Dhulbahante iyo 0.05 Abgaal ah ka kooban. Waa naago salka baruurtu ka daacayso laakiin darajadii dawladda kacaanka wada sita taasoo haddii naag ka mida la taabto subaxa Muqdishaba gariirayso...
Waar waxba yaan hadal kugu daaline markay markii habeenkio saddex qayboodow laba qaybood tageen, intaan intaan dhabana castii iska soo jaray oo afka ka dhunkaday midh cas tii iigu soo xigtay salka kaga dhuftay "bang" al mise salkiiba baruur baa kasoo booday, naagihiiba midiba meel madaxa la gashay...
Anna xadgig weyn oo bunji ah intaan halkanoo kale kasoo qabtay ayaan naagihii darajooyinka dawladda sitay intaan saddex ka.mida surka kaga xidhay ayaan sida daabaxa kadinka kala baxay oo duur iyo dhir waaweyn oo meesha dabadeeda ah la galay..
Al markaasaan intaan madaxa ciida u galiyay ka shabacay naagihii badhida dawladda Siyaad iyo darajadii kacaanka sitay...
Ka dibna markii waagii baryaybaan wadada maka al mukarama soo dhex qaaday, mose kaanimi waa shacabkii Muqdisho oo wada sita boodhadh ay ku qoran tahay "Dawladdii baa xalay la wasay" "Badhidii dawladda ayaa duurka lagu luufay" "Dawlad wasani nama matasho" "Isaaq baa dawladdii wasay" "ku kala yaaca" "Dawlad wasani rajo maleh"
Habeenkaa habeenkii xigayna naagihii Hawiye oo dhan baa niikada isla wada gaabiyay.
Ilaa maanta oo aynu joognana dawladii Xamar wasmadii habeenkaa ku dhacday ayay la daalaa dhacaysa oo la istaagi wayday.
Memories lasts forever and never does it die.
Happy 21st Octobar Day forks.





