Moderators: Moderators, Junior Moderators






I dont know inay isku soo dhaweeyaan lakiin way isku yara xajiyaan kama caruutu stress badan iyo shaqo 24 ah ayaya la imaadaan marka dabcan labada qof sidii hore wakhti iskugu ma helayaan.Laba qof oo keligood is hor fadhiya, illaahayow hana badin.
Gaalo warkooda lama dhagaysto, caruurtu labada qof ee is qaba caruurtu waabay isu soo dhawaysaa hadii aanay ahayn qaar shaydaan u khaakhayiray.

Kintir hadi u kugu yaalilaha you wouldnt have this problemThose little monsters kill your sex life as well.![]()


Cajuusad waalanThose little monsters kill your sex life as well.![]()

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 80 guests