Postby PrinceNugaalHawd » Thu Apr 27, 2017 2:21 pm
Dhulbahante ma arkaan waxa Shacabkoodu Gurmanaya, reerkale mamul uu wato, Aid money aay shisheya soo diren, laba kartoon oo biyo ah na markaay soo diraan wa u durbaan tumayaan. Acuud bilaah.
We had Dhulos men & women donate 100 boyado couple of times food, medical supplies, Gurmaad to Buhoodle, Sool, Hawd & Nugaal, sanaag, . Beesha Dhulbahante Gurmaad Is daabo joog ah bay wadan mana arkaan.
Reer kiisa xaasiid.