Farxaan yare, niyahow adigu ceyr yaaka tahay marka hore ? rati baadiya ayaad saan saantiisa leedahay.
waxaan kuu sheegayaa maalin dhaweyd in ceyr iyo duduble ay ku dagaalameen galgaduud gaar ahaan deegaanada ay maamusho ahlusuna, dagaal kaa oo ahaa mid faraha looga gubtay, duduble cidii la dagaasha waa cid la dagaashay alshabaab, dhibta meesha taal ayaa ah, markii bilo kahor Ceyr cabsiiye iyo murudsade ay ku dagaalameen agagaarka ceelbuur alshabaab ayaa soo dhex galay oo dhex dhexaadiyey, Cabsiiye iyo murudsade labaduba waa alshabaab. Markaan waxa is dagaalay ceyrka ahlusuna yabardhoolakace ayaanle iyo duduble, meeshuna alshabaab ma xukunto, duduble na ahlusuna dhageysan maayo, taas ayaa ah arrinka ugu wayn ee galgaduud maantay ka taagan. Saaxiibkaa doqonka daahir calasow show geography ba ma yaqaan, waxaan hubaa in uu dagaalka duduble iyo ceyr mooday ceyr iyo mx.
back to you, ninyahow sida aadan waxba uga war heyn waxa ay cadeyn u tahay ceyr nimadaada in aysan waxba ka jirin.
Waa iska clueless yabardhowrakace. His ppl are Ahlu Cambuulo wal muufo
that says a lot, it says he ticks all the boxes of been Ceyr, ceyr qeylo are often clueless go with the flow, they are down to earth and disorganised, they never agree on anything, harmless but attack you out of nowhere .
my theory is ceyr needs a new leader an oday that is non ceyr reason why is that ceyr dont listen to their own oday heck they even arrest their ugaas who is ugaaska guud ee HG.
Ceyr only had two oday that they truly listen and unite them, those two Oday are Ceydiid and Cismaan caato both Sacad, the day caydiid died ceyr went back to its old days, no unity, enemies to each other, they rather will go with a friend then a brother, ceyr qeylo are the least qabiilist minus their woman, of course their woman are qabiilist , but ceyr men are always clueless go with the follow, I think now there is a chance of ceyr Unity and that comes informs of new Oday they truly respect that is Xaaf
apart from ceydiid and Caato, ceyr use to be Xaaf's babies, he ticks all the boxes as replacement of caato and ceydiid becouse they are his separated kids and now is the time for union. if you see him tomorrow visiting dhuusamareeb and huge welcoming you now know why.