since dooxada shabelle in 2011
this is one of the biggest Ali Osoble achievements in the Hiiraan region while Galmudug and ahlussuna r fighting now(just as example i dont wish them war) he annexed peacefully the jijeele clan.
https://www.google.co.uk/amp/s/www.voas ... 97169.html
our army backing the jijeele militia. listen to the mayor of farlibaax
maleeshiyaad deeganka iyo Al shabaab ayaa ku dhaxmaray deeganka Maroodile oo qiyaastii 15 km u jira magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Waxan halkaasi gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowlada oo ka baxay Magalaada Baladweyne si ay u gacan siiyaan maleeshiyaadka deeganka Maroodile ee gobolka Hiiraan.
Guudoomiyaha degmada Far-libaax Jamaal isaaq Cabdulle oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dagaalkan khasaaro lagu geestay Al shabaab balse ma sheegin inta u leeg yahay khasaaraha waxan sido kale u sheegay in Alshabaab ay gaari uu lee yahay qof deeganka ay ka afduubteen Deegan u dhexeya Baladweyne iyoFar-libaax islamarkana dadkii saarna gaariga ay ka soo baxsadeen.
Deegannada galbeedka gobolka Hiiraan ayaa waxaa dhowr mar ka dhacay dagaal u dhexeya dadka deeganka iyo Alshabaab kaaso geystay khaasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhawac.
dhanka kale wax war ah kama soo bixin Alshabaab oo ku soobsan dagaalka ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
http://www.hiilnews.com/2017/08/23/dhag ... aladweyne/





