Tom HAWK Missile destroys a truck used by terror group.
Wararka ka imanaya gobolka Shabelaha Hoose ayaa sheegaya in gantaal laga soo ridey diyaarada aan duuliyaha lahayn lagu dhuftay gaari marayay duleedka deegaanka Kuunyo-Barow oo ka tirsan degmada Baraawe.
Gaariga ayaa la sheegay in ay la socdeen saraakiil ka tirsan Xarakada Al-shabaab sida uu sheegay sarkaal ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.



