Dan guud mid shaqsi iyo mid qabiil

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Dan guud mid shaqsi iyo mid qabiil

Post by gobdoon »

Wa hadaynu rabno somaliya cusub oo cadaalad , nabad iyo barwaaqo ku dhisan , dawlad hufan oo nadiif ka ah jeeb buuxsi , khaainu wadan , qabiil ku qaraabte ama qab qable dagaal
Wa in la heli madax fiican oo wadanka ku haga wadada saxda ah oo la dagaalama musuq maasuqa iyo dadka dawlada ku jira oo wata dano ayaga gaar u ah ayaga oo isla markaana huwan shaati qabiil
Wa in baaritan lagu sameeyo madaxda maamul gobelad yada oo shicibka ay matalan iyo dawlada dhexe talaabo ka wada qaadan oo Gaas , Osoble , Xaaf iyo Shariifka wa in baaritan lagu sameeyo hadii ay lacag ka qaateen UAE ayna cadaato in ay lacagtas toos ugu dhacday jeebkooda
Maxa yeelay dawlada Farmaajo iyo Kheyre 50 million oo Sacuudigu siiyay waxay toos ugu shubeen Bangiga Dhexe.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”