- Cabdiraxmaan Cirro, Hersi Gaab, iyo garabkii Kulmiye kasoo jabay, waxay is taageen inaanay aqbalayn natiijada, laguna shubtay -
- Nus danbeedka xisbiga Kulmiye, ayaa iyaguna fikir kaa ka duwan qaatay, Duur Carraale, Waabeeye, Siciid Sulub, iskuna dayay in lagu qanciyo xisbiga inuu natiijada aqbalo.
Hadda sida la sheegaayo, waa lagu kala kacay. in dib , la isugu soo noqona mooji.
Dadka noocan oo kale ah, waxaa wanaagsan in laga tashado, xabsigana lagu guro, Fock NEC they are very weak.




