eyaahey, maxa ku haayo...*im so curious*...
shuban miyaa kugu dhacay
uur miyaa leeydahay
xaarkaga baa kugu dhagay
lug baa ka jabtay
qof baa ku inkaaray
sac baa kaa tilabsatay
passport-ka baa laga xaday
xiraha qaxootiga baa lagaa so ceeriyay
ninki baa ku furay
Oh, *God Forbids*...

..but can u plz acknowledge us what's wrong with u sis...
