Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Busaarad ito mushaar la'aan ka taagan .....

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2762
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Busaarad ito mushaar la'aan ka taagan .....

Postby bashe19 » Sat Jan 13, 2018 5:30 am

Busaarad iyo mushaar la'aan tii ugu xumayd baa ka taagan maamul goboleedka Somaliland, ilo lagu kalsoonyahay ayaa kasoo waramaya in ilaa laba bilood aan maamulku bixin Wax mushaar ah shaqaalaha dowlada, waxaa la sheegayaa kaliya in qaar muhiim ah oo ciidamada ka tirsan ay waxooga mushaaraad ah heleen.

Shaqaale badan iyo dhalinyaro shaqo la'aan ah ayaa u hayaamay gobolada koofureed ee soomaliya si ay uga xoogsadaan oo nolol ka wacan uga helaan halkaa, iyadoo la soo sheegayo in gobolada koofureed ay ka bilowdeen maashaariic horumarineey oo ay fulinayaa Dowladda Fadaraalka, mida Turkiga iyo weliba Dowladda Qadar, mashaariicdaa oo u baahan shaqaale ad u badan oo xirfad iyo aqoonba leh.

:dj:

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2762
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Busaarad ito mushaar la'aan ka taagan .....

Postby bashe19 » Sat Jan 13, 2018 7:00 am

waa in baaritaab adag lagu sameeya kuwa isqarinaya alshababka ee qarandumiska.

User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4342
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Busaarad ito mushaar la'aan ka taagan .....

Postby xiimaaya » Sat Jan 13, 2018 7:00 pm

Somaliland cartoon country is slowly crumbling. Faarmajo is applying pressure on them .

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2762
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Busaarad ito mushaar la'aan ka taagan .....

Postby bashe19 » Sun Jan 14, 2018 7:54 am

Waa is aad loobaaraa, oo loo kala shaansheya shaqo doonka daacada ah iyo la shaydaanka MARQAANKA AH.

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2762
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Busaarad ito mushaar la'aan ka taagan .....

Postby bashe19 » Sun Jan 14, 2018 7:59 am

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2762
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Busaarad ito mushaar la'aan ka taagan .....

Postby bashe19 » Sun Jan 14, 2018 8:36 am

Wasiirka Boostada Somaliland oo sheegay inay raadinayaan fure Isgaarsiin ka madaxbanaan Somaliya
FacebookTwitterGoogle+Del

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Somaliland C/wali C/llahi Suufi ayaa sheegay in kaddib xilka cusub ee loo magacaabay uu ku dadaalayo in Somaliland hesho fure dal Isgaarsiineed oo aan ahayn midka 252 ee ay leedahay Soomaaliya.

Waxa uu sidoo kale sheegay in uu raadinayo furaha Boostada iyo midka Simcard-ka,sida uu sheegay waxaana uu intaas ku daray in shaqada uu wasaaraddiisa qabanayo ay noqoneyso inay Somaliland helaan fure taleefoon oo madax banaan.

Waxa uu Wasiirku sheegay in qorshahiisa ugu weyn yahay in Somaliland aysan waxba la wadaagin Soomaaliya dhinaca Isgaarsiinta. :-@

Waxaa uu ka hadlaayay kulankii shalay Golaha wakiillada Somaliland ay codka kalsoonida ku siinayeen qaar ka mid ah Wasiirrada uu magacaabay Muuse Biixi Cabdi oo uu isaga ka mid ahaa.

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2762
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Busaarad ito mushaar la'aan ka taagan .....

Postby bashe19 » Tue Feb 20, 2018 4:41 pm

Never resolve Xaargayza water pbl.

:dj:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 17 guests