Moderator: Moderators


WOOW intay boqol hotel oo useless ah samaynayaan may lacagta warshado waxtar leh sida video gan ku bedelaan.Hadhuudhka marka la guro maxaad ku samaysaan quwaaxa?
In the united states sorghum ( haduudhka) came with the African slaves. They use sorghum for human and animal feed.
What interesting is how they process and use the sweet juice of the quwaaxa.
Imagine what simply cooking down the juice can result into. That sweet brown syrup can be added tithe Laxoox with butter or ghee and make it a great breakfast for the children. Use it just like north Americans use maple syrup on their pancake.
I have been thinking for years about this project and many others.
Aqoon baan jirin, geedka hadhuudhka gaaladu quraac dhan bay ka samaysaan .WOOW intay boqol hotel oo useless ah samaynayaan may lacagta warshado waxtar leh sida video gan ku bedelaan.Hadhuudhka marka la guro maxaad ku samaysaan quwaaxa?
In the united states sorghum ( haduudhka) came with the African slaves. They use sorghum for human and animal feed.
What interesting is how they process and use the sweet juice of the quwaaxa.
Imagine what simply cooking down the juice can result into. That sweet brown syrup can be added tithe Laxoox with butter or ghee and make it a great breakfast for the children. Use it just like north Americans use maple syrup on their pancake.
I have been thinking for years about this project and many others.


Had iyo jeer waxen maqlaa dhakhtar cusub oo la dhisayo. Waayee dhakhaatiirtii iyo dawooyinkii iyo qalabkii halkee laga keenayaa?Wallee waa run aqoon baan jirin, waar iska daa wax kalee caafimaadkii ayaan baahidiisii la daboolin, haddii ilma yar xananuun sade dhakhtar caadiya oo caruurta ah lasoo heli maayo.![]()

Dhakhtaro badan waa la dhisay laakiin weli tayadii ayaa maqan.Had iyo jeer waxen maqlaa dhakhtar cusub oo la dhisayo. Waayee dhakhaatiirtii iyo dawooyinkii iyo qalabkii halkee laga keenayaa?Wallee waa run aqoon baan jirin, waar iska daa wax kalee caafimaadkii ayaan baahidiisii la daboolin, haddii ilma yar xananuun sade dhakhtar caadiya oo caruurta ah lasoo heli maayo.![]()
Maalin dhawayd Facebook waxy soo dhigeen sawir Hargaysa malaa xaafada calaamadaa.Dhakhtaro badan waa la dhisay laakiin weli tayadii ayaa maqan.Had iyo jeer waxen maqlaa dhakhtar cusub oo la dhisayo. Waayee dhakhaatiirtii iyo dawooyinkii iyo qalabkii halkee laga keenayaa?Wallee waa run aqoon baan jirin, waar iska daa wax kalee caafimaadkii ayaan baahidiisii la daboolin, haddii ilma yar xananuun sade dhakhtar caadiya oo caruurta ah lasoo heli maayo.![]()

Yes little missy any good news for Isaaq is bad news for your faqash.Useless video.![]()

Maalin dhawayd Facebook waxy soo dhigeen sawir Hargaysa malaa xaafada calaamadaa.Dhakhtaro badan waa la dhisay laakiin weli tayadii ayaa maqan.
Had iyo jeer waxen maqlaa dhakhtar cusub oo la dhisayo. Waayee dhakhaatiirtii iyo dawooyinkii iyo qalabkii halkee laga keenayaa?
5 masaajid baa ka muuqday xaafad yar, had waa meesha caruurta dib jirka ah meel at dhaxanta ka galaan layiin ayaa 5 masaajid oo munaafaqo loo dhisay iyo istus ka jiraan.
Jaahilnimadu waa cajiib, dalalaka Canada iyo north America marka dhaxantu soo dhacdo dadka AXA loo furaa kaniisadaa si at dhaxanta hoy uga galaan.
Dhaqankan xun ee kunka masaajid la dhisayo een loo baahnayn, ee marka salaada la tukadana albaabada loo xidhayo sidii dukaanka Carab ta ayaa inoo keentay dhaqankaas dib u socodka ah.
Kaniisadaa gaalada marka aan lagu tukanayn kun arimood iyo program bulsho ayaa lagu sameeyaa.

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 12 guests