ma ogtahay siraadey
sadex sano iyo dheeraad
intaa waanku sugayoo
nafta waan sasabayee
baribay si uun noqon
saadanbay wax kula qaban
sadaasha galiyee
sidaan fili kalgacalykuna
adi kuma sal gaadhinoo
waabad sahashanaysaa
safaad maleh jacaylkuye
waan sidaaye ila qabo
soo dhawoow ila qabo
oo ha igu sii deyn
Yaa Salaam, what a song, Waaw Waaw.
Ma ogtahay if you run out of lotion u can use your candhuuf as substitute
Ma ogtahay if your nigis is dirty you can turn it the other side and use it for another two days.
Ma ogtahay if you don't blow your nose for diif, it turns into xaaqo and comes out of your mouth.
