Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Livestock export to Egypt

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13491
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Livestock export to Egypt

Postby DR-YALAXOOW » Wed Jun 13, 2018 7:38 pm



Somalia oo xoolo (Lo') Gaaraya over 2000 ka dhoofisay dekada Xamar una dhoofisay wadanka Masar. Good news. Intaa oo Lo' ah inay Soomaali leedahay waa ii wax cusub.Ari iyo geel ayaan moodi jiray kaliya xoolaha la dhoofiyo laakiin haddii aan leenahay capacity aan once 2000 ka baddan dhoofino waa horumar weeyn gaaray Somalia. Masar waxay bil waliba Somalia ka iibsaneysaa 4000 Lo iyo ari isugu jira. Good newa.

User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3966
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Livestock export to Egypt

Postby xiimaaya » Thu Jun 14, 2018 12:50 pm

question waxan ma lo ba mise dibi? haddi lo tahay wa doqonimo because addunka wax lo dhoofiya ma jiro because wa hanti ma guurto ah.

User avatar
barbarossa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3330
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Livestock export to Egypt

Postby barbarossa » Thu Jun 14, 2018 1:57 pm

Adi gabdho oo lo' ah aa ka hadleysaa, gabdhaheenii Somaaliyeed aan caadi ugu dhoofinaa carabaha on daily basis, so they can be domestic/sexual slaves to those despicable sand-dwelling bedouins.

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13491
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Livestock export to Egypt

Postby DR-YALAXOOW » Thu Jun 14, 2018 2:17 pm

[quote=xiimaaya post_id=4889983 time=1528998607 user_id=167667]
question waxan ma lo ba mise dibi? haddi lo tahay wa doqonimo because addunka wax lo dhoofiya ma jiro because wa hanti ma guurto ah.
[/quote]


Af aoomaali haddii aad taqaanid . LO' waa magaca guud ee loo yaqaan COW. Lab iyo dhedig waxaa la kala yiraah Sac iyo dibi.

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13491
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Livestock export to Egypt

Postby DR-YALAXOOW » Thu Jun 14, 2018 2:18 pm

question waxan ma lo ba mise dibi? haddi lo tahay wa doqonimo because addunka wax lo dhoofiya ma jiro because wa hanti ma guurto ah.

Af aoomaali haddii aad taqaanid . LO' waa magaca guud ee loo yaqaan COW. Lab iyo dhedig waxaa la kala yiraah Sac iyo dibi.

User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3966
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Livestock export to Egypt

Postby xiimaaya » Thu Jun 14, 2018 8:00 pm

question waxan ma lo ba mise dibi? haddi lo tahay wa doqonimo because addunka wax lo dhoofiya ma jiro because wa hanti ma guurto ah.

Af aoomaali haddii aad taqaanid . LO' waa magaca guud ee loo yaqaan COW. Lab iyo dhedig waxaa la kala yiraah Sac iyo dibi.
Idinka lo leg xagan waqoyie ma Leh. So is it the sac or dibi waxan?

TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5133
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Re: Livestock export to Egypt

Postby TheLoFather » Thu Jun 14, 2018 8:13 pm

question waxan ma lo ba mise dibi? haddi lo tahay wa doqonimo because addunka wax lo dhoofiya ma jiro because wa hanti ma guurto ah.
Adiga su'aal....ma dad baa mise niman?

...Nimanku soo dad uun maaha? Sidoo kale dibi waa lo'!!!
Malaha Afsoomaaliga waa lagu deenmiyaayee ama se uu maad dhalan ba malahee dhadiga lo'da waxa la yidhaahdaa SAC!!!

TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5133
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Re: Livestock export to Egypt

Postby TheLoFather » Thu Jun 14, 2018 8:14 pm

Lab (dibi) iyo dhadig (sac) caalamka cid kastoo ka dhaqata oo ka qanacsataa iba weey dhoofisaa labadaba
Mar walbana waxey ku xidhantahey on the 'demand'. Kuwa dhoofiya Xooluhuna waa qanciyaan ama isku dayaan iney qanciyaan dalabkaas.

NubianQueen
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1140
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: Livestock export to Egypt

Postby NubianQueen » Sat Jun 23, 2018 5:13 pm

Great.

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16156
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Livestock export to Egypt

Postby FarhanYare » Sun Jun 24, 2018 2:24 am

If we only we had it here. Sick of Genetically modified lo's (cow) beef I consume here :eat:

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21502
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Livestock export to Egypt

Postby original dervish » Sun Jun 24, 2018 2:41 am

Why don't you buy organic beef? :)

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16156
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Livestock export to Egypt

Postby FarhanYare » Sun Jun 24, 2018 2:55 am

Why don't you buy organic beef? :)
:lol: :lol: The thing is I never bothered to ask my local halal butcher

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21502
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Livestock export to Egypt

Postby original dervish » Sun Jun 24, 2018 4:12 am

I doubt your local halal butcher would stock organic beef.
Try the bigger supermarkets that have halal meat.
In the UK all of the major supermarkets stock halal food. :)


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 13 guests