Moderator: Moderators
I doubt it osama is very corrupt he is not very liked at all.
Is he going to be kulmiye chairperson number 1. Osama is a good politician strong character good speaker good leadership caoabilities. But we all know how he fucked up with the Kuwait airport funds.' Sidakale ma xuma laaakin wuu lacag jecelyahay.
We need to support him to be the next president of Somaliland purely off the strength of his name, imagine the headline ‘Madaxweeyne Cali Mareexaan’ beefing with Farmaajo. Epic!Why do they call him Cali Mareexaan?
If he breaks HJ/HA alliance, then no one is going to trust HA ever again. It's also good fir HJ, waa dad abaak guda. HJ.l waxa u sharaf ah inaanay waligeed cid balan kaga bixin, iyo waliba inay kursiga ku wareejisay Muuse Biixi, cid kalena inay kula tartanto kahor is taagtay, waxaas oo dhana waxay u samaynaysay waa "NIN ABAAL GUDAAN AHAY".HJ have unique way of endorsing their candidates we plan things long before the actual events . There is no doubt that HJ is fully behind Maxamud xaashi . But it's up to the president if he wants to renew the jeegaan deal or not. If he likes to ride the jeegaan again this is easy for him . But if wants to leave a clear legacy of his own he should kick habarjeclo in the mouth for good.
Ain’t no one going to vote for xaashi waa tuuga bila raabaayad if he is elected next wadani will win hands down
Best leader weeye . Laba sano oo jaamacada baanu u dirayna ka dibna next 20 years isaga noo safanaya ciyaaraha heer qaran. Isaga iyo xirsi gaab baa isku noqonaya silanyo iyo saleban gaal oo kale. Xirsi gaab karaani yar buu ku fiican yahay oo firinfircon laakiin maxamuud xaashi xitaa AU da waa hogaamin karaa iska dhaaf jamhuuuriyadan yare.Ain’t no one going to vote for xaashi waa tuuga bila raabaayad if he is elected next wadani will win hands down

Seriously....who is this guy???Lol so that he can become president next?
Fuck ina xaashi, kulmiye Ana wasa bring back udub the good old days not these neo-faqash SNM isku sheeg.
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 35 guests