Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30804
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag

Postby Khalid Ali » Wed Sep 19, 2018 1:46 am

Rumours in htown habarxabuusheed habarjeclo wey shiraysa and xirsi gaab is preparing him self for the throne horta wa aftahan kaftanka qoladisa ma reer binin ba axmed farax reer raage cawaale suqaar

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag

Postby kaliil » Wed Sep 19, 2018 5:51 am

Habar jeclo xirsi iyo maxamuud xaashi ayaa han siyaasadeed lahaa labadaba xiniinyaha ayaad ka saarteen.muuse qorshihiisu muxuu yahay?balantii wuu kaga baxay reerkii xulafada lahaa oo kursigii wuu isku dhejinayaa

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30804
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag

Postby Khalid Ali » Wed Sep 19, 2018 7:14 am

Jeegaan is over dee hagbadu 1 iyo 1.
Axmed mire next president of Somaliland after the messiah. In order to reconcile garxajis and habarawal

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag

Postby kaliil » Sat Sep 22, 2018 1:01 am

Jeegaan is over dee hagbadu 1 iyo 1.
Axmed mire next president of Somaliland after the messiah. In order to reconcile garxajis and habarawal
Khalid waxa keliya e isku haysanaa waa qaabka doorashadi u qabsoontay iyo cadaalad darada dalka ka jirta.doorashadi siday doonto ha u qabsoonto laakiin muuse ayaa madaxweyne loo cumaamaday waxaanu diyaar u ahayna inaanu la shaqayno ileen waa nin habar magaado ah oo garxajis dhaleene.waxay ahayd inuu dalka maro oo dadka cidii u codaysay iyo kuwii ka codeeyayba la kulmo oo la tashado taladooda wixii macquul ahna ka qaato laakiin sidaa muu samayne madaxtooyada ayuu iskusoo qufulay oo waata muuse handaraab iyo muuse local loo bixiyay.halkuu dadka tabashadooda wax ka qaban lahaa e khaladaadka sixi lahaa ayuu guulwadeyaal laaluush qaybinaya dirayaa cidii hadashana xidhayaa.intuu madaxtooyada ku jiray waakaa cabdiweli sanaag jooga e mashaaricda dhagax dhigaya qaarna xadhiga ka jaraya.haduu dalka si fiican u maamulayo oo khaladaadka jira saxayo waanu taageeri lahayn cidii ka gardarana waanu ka difaaci lahayn

User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag

Postby CaliBurco » Sat Sep 22, 2018 5:27 am

Jeegaanta is not over. Next president is Habar Jeclo, if not we will create a qurbajoog dawlad, have a YouTube president, have a few odayaal sonkor qabba oo qoryo siita in Puntland etc etc. Wait....You would have thought I was habar younis :lol:

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2753
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag

Postby Timiro1999 » Sat Sep 22, 2018 8:33 am

Jeegaanta is not over. Next president is Habar Jeclo, if not we will create a qurbajoog dawlad, have a YouTube president, have a few odayaal sonkor qabba oo qoryo siita in Puntland etc etc. Wait....You would have thought I was habar younis :lol:
May, waa layska kaa garanayaa inaad tahay habar-jilco Laangaab ah.

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2753
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag

Postby Timiro1999 » Sat Sep 22, 2018 8:38 am

Jeegaan is over dee hagbadu 1 iyo 1.
Axmed mire next president of Somaliland after the messiah. In order to reconcile garxajis and habarawal
Khalid waxa keliya e isku haysanaa waa qaabka doorashadi u qabsoontay iyo cadaalad darada dalka ka jirta.doorashadi siday doonto ha u qabsoonto laakiin muuse ayaa madaxweyne loo cumaamaday waxaanu diyaar u ahayna inaanu la shaqayno ileen waa nin habar magaado ah oo garxajis dhaleene.waxay ahayd inuu dalka maro oo dadka cidii u codaysay iyo kuwii ka codeeyayba la kulmo oo la tashado taladooda wixii macquul ahna ka qaato laakiin sidaa muu samayne madaxtooyada ayuu iskusoo qufulay oo waata muuse handaraab iyo muuse local loo bixiyay.halkuu dadka tabashadooda wax ka qaban lahaa e khaladaadka sixi lahaa ayuu guulwadeyaal laaluush qaybinaya dirayaa cidii hadashana xidhayaa.intuu madaxtooyada ku jiray waakaa cabdiweli sanaag jooga e mashaaricda dhagax dhigaya qaarna xadhiga ka jaraya.haduu dalka si fiican u maamulayo oo khaladaadka jira saxayo waanu taageeri lahayn cidii ka gardarana waanu ka difaaci lahayn
:roll:

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30804
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag

Postby Khalid Ali » Sat Sep 22, 2018 8:40 am

Baho baha markay noqoto waxanu nahay baha xabuussheed eh.

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2753
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag

Postby Timiro1999 » Sat Sep 22, 2018 8:57 am

Kaliilow
Inaaderow inaga daa dadkan aan la garanahaynin hooyadod calaamad su'aal ayaa saarane.
Weligaa garanwaaga lama urursado

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30804
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag

Postby Khalid Ali » Sat Sep 22, 2018 9:38 am

Timiro are you abdalle isxaaq or qaasim

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2753
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag

Postby Timiro1999 » Sat Sep 22, 2018 9:45 am

Timiro are you abdalle isxaaq or qaasim
Dee miyey ku kala xigaan saw labaduba cadawgaaga maaha

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30804
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag

Postby Khalid Ali » Sat Sep 22, 2018 9:49 am

Qaar ba ogol jeegaanta qaaarna wadaadki muuse cabdallr eeh farax maxammad bay la ooyayaaan

User avatar
Beer-Dilaacshe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 397
Joined: Sun Jun 21, 2009 3:09 pm

Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag

Postby Beer-Dilaacshe » Sat Sep 22, 2018 10:13 am

Jeegaan is over dee hagbadu 1 iyo 1.
Axmed mire next president of Somaliland after the messiah. In order to reconcile garxajis and habarawal
Khalid waxa keliya e isku haysanaa waa qaabka doorashadi u qabsoontay iyo cadaalad darada dalka ka jirta.doorashadi siday doonto ha u qabsoonto laakiin muuse ayaa madaxweyne loo cumaamaday waxaanu diyaar u ahayna inaanu la shaqayno ileen waa nin habar magaado ah oo garxajis dhaleene.waxay ahayd inuu dalka maro oo dadka cidii u codaysay iyo kuwii ka codeeyayba la kulmo oo la tashado taladooda wixii macquul ahna ka qaato laakiin sidaa muu samayne madaxtooyada ayuu iskusoo qufulay oo waata muuse handaraab iyo muuse local loo bixiyay.halkuu dadka tabashadooda wax ka qaban lahaa e khaladaadka sixi lahaa ayuu guulwadeyaal laaluush qaybinaya dirayaa cidii hadashana xidhayaa.intuu madaxtooyada ku jiray waakaa cabdiweli sanaag jooga e mashaaricda dhagax dhigaya qaarna xadhiga ka jaraya.haduu dalka si fiican u maamulayo oo khaladaadka jira saxayo waanu taageeri lahayn cidii ka gardarana waanu ka difaaci lahayn
Walaahi waan qoslay, marna qabyaaladee, marna caddaalad darro diid isma qabato, ama caddaalad darro diid nooc ay tahayba, ama sheeka baraalada meelahaa la qabo, walaahi waad u qalantaan inaad wax kasta oo ducufnimo ah.

Garxajis ku nacay laba mid, waata koowaade, annagaa libaaxa iyo ta labaad oo ah, faan iyo faataa bakh, waar haddaad caddaalad rabto waddo loo maro ayay leedahay, adigu caddaalada ka shaqee marka hore, ka dib markaad guuleysatana caddaalada haka tagin.

Anigu Caddaalad darrada jirta haddii sifo ina wada qancinaya lagaga gudbayo waan jeclaan lahaa, laakiin caddaalad darro ka guur oo caddaalad darro kale u guur, waa wax aad u liita, caddaalad hala wada helo, ama caddaarad darro isma dhaantee, tan hadda jirtaa ha iska socoto.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag

Postby kaliil » Sat Sep 22, 2018 1:19 pm

Jeegaanta is not over. Next president is Habar Jeclo, if not we will create a qurbajoog dawlad, have a YouTube president, have a few odayaal sonkor qabba oo qoryo siita in Puntland etc etc.
Adigu intaa midna ma samayn karaysid jeegaantana waad ku qasbantahay oo cid kale oo xulafo la samaysan kartaan ma jirto.aniguba waxan aaminsanahay jeegaantu inaanay burburayn inta garxajis jiro laakiin labada reer habar awal option kale leh oo hadii doonaan samaroon ayay wax ku darsanayaan ama garxajiska qaarkood laakiin adigu xagaad tegi?waad ku qasbantahay inaad habar awal ku daba sujuudo

User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag

Postby CaliBurco » Sat Sep 22, 2018 1:58 pm

Habar awal aan ku dabo sujuudo, taasa kheyr ku jirta eh. Kuwa majerteenia maanta fadhiya waa adiga. Kuwa doorashada la ga guuleeysto mar walba Ilaa iyo Nabi ciise soo noqdo waa adiga.
Garxaajis yaa wax ku darsan kara? Ma kuwa habeen iyo maalin wax kasta ka soo hoorjeeda oo aan garaneyn wax alaa ay mucaarad ku yihiin? Diigaag iska wareega ayaad tahay maanta. Orod oo dowlad goboleedkaa iska sameyso awal ba neef baad aheyd eh.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 11 guests