[quote=X.Playa
This whole episode would have not taken place had the Jeegaan alliance dealt justly with the soldiers who participated in the Ceel-Afweyn conflict , imagine the government soldiers taking sides in a tribal conflict killing scores of old-SNM vets ( who were not participant in the conflict at all) and go Scot free ?? that is what angers most S.Y including Caarre. one has to be impartial and sift through the Jeegaan propaganda and S.Y reactionaries. Caarre was justified until he crossed the border to Puntland , that was not even acceptable to his clan and that what broke the back of his little insurgence .
Waxad u hadashay sidii jeegaanta.caare markuu ciidamadii jeegaanta ka goosta 3 bilood ayuu sii joogay sanaag isagoo wadahadal iyo ina wax la saxo diyaar u ahaa laakiin markii jeegaantu wadahadal diiday e goaansadeen ina la weeraro ayuu xuduuda ka talaabay.jeegaantu waxay is lahaayeen isaga iyo waxa la bbc socdaba cagta mariya, u qaadanwaa bay ku noqotayna markuu xuduuda ka talaabay.maalintuu xuduuda ka bilaabay iyo ilaa hada xukuumada jeegaanta iyo tujaarta waaweyne somaliland caare way baryaan oo waxay yidhaahdaan soo noqo lacag iyo wax walba oo rabto waa lagu siinayaaye laakiin wuu ka diidaa oo way ka goantahay inuu dagaalamo.warsaxaafadeedkiisii u horeeyey ayuu ku sheegay inuu wadahadal iyo ina wax la saxo diyaar u ahaa intaanu talaabin laakiin markuu talaabay baabkii wadahadalku xidhmay. Snm waatii ethiopia oo dal cadow ah u gashay markaa isaga maxaa u diidaya inuu puntland oo dad somali ah u galo?
[/quote]
Jeegaan ah kkkk, war sheekadan siyasada yar ee jeegaan iyo garxajis kadhexeysey way kawayntahay. Caare sawtu yidhi "Odayaashayadi Sanaag, gaar ahaan ceerigaabo waan laynayna " kkkk maa jeegaan bu kahadlayay dameer yahow
Adigu siyasadan yar ee SL kutaala ha kudhex dhuumanin, wasakh
yar oo cuqdadaysan baatahay noocaaguna waan naqaana