Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Garxajis sultan xirsi qani and suldan xassan zuberiya of the habrawal meet in hargeysa

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Garxajis sultan xirsi qani and suldan xassan zuberiya of the habrawal meet in hargeysa

Postby kaliil » Sun Jan 27, 2019 5:23 am

[quote=theyuusuf143

Ninkaaga Internet ka dhexdiisa daarood isu dhiibay anigu xalka keliya ee aan ka sugaya waa inaad gabadhii aynu ku ballanay khaalid ku wareejiso, hadaad handaraab meel saari waydo 2020 ga oo caarre aflaw birayn waayo jamhuuriyada kibirtay. Inta ka horaysa Anna afkaan kaa laadayaa ciyaalkana weliba waan kugu ballaminaya inay ku shiidaan. Nabadi meesha kuuma taal adiga .
[/quote]

Maxaanu dawladii maxamed siyaad barre ula dagaalamaynay hadii muuse jeegaansson oo sidan u dhaqmaya la iska daynayo? Dawladii afweyne dawlad la ictiraafsanyahay oo dadkuna nolol fiican ku noolaayeen bay ahayd.dadku waxay haysteen shaqo,waxbarasho,caafimaad iyo biyo.maamulka jeegaanta oo cidina aqoonsanayn awoodna lahayn ayaa u dhaqmaya sidii dictatorship oo wixii afweyne lagala dagaalamay wax ka xun ayay ku dhaqmaan.umaani dagaalami inay meesha reer yeesho oo qaar kalena u nacamleeyaan. Dadka 70 waa shaqo la'aan,caafimaad la'aan,wadooyin iyo waxbarashona ma jirto markaa dadku xoolo koox yar xero ugu xaraysan maahee waa la iska qabanayaa

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Garxajis sultan xirsi qani and suldan xassan zuberiya of the habrawal meet in hargeysa

Postby X.Playa » Sun Jan 27, 2019 9:03 am

[quote=theyuusuf143

Ninkaaga Internet ka dhexdiisa daarood isu dhiibay anigu xalka keliya ee aan ka sugaya waa inaad gabadhii aynu ku ballanay khaalid ku wareejiso, hadaad handaraab meel saari waydo 2020 ga oo caarre aflaw birayn waayo jamhuuriyada kibirtay. Inta ka horaysa Anna afkaan kaa laadayaa ciyaalkana weliba waan kugu ballaminaya inay ku shiidaan. Nabadi meesha kuuma taal adiga .
Maxaanu dawladii maxamed siyaad barre ula dagaalamaynay hadii muuse jeegaansson oo sidan u dhaqmaya la iska daynayo? Dawladii afweyne dawlad la ictiraafsanyahay oo dadkuna nolol fiican ku noolaayeen bay ahayd.dadku waxay haysteen shaqo,waxbarasho,caafimaad iyo biyo.maamulka jeegaanta oo cidina aqoonsanayn awoodna lahayn ayaa u dhaqmaya sidii dictatorship oo wixii afweyne lagala dagaalamay wax ka xun ayay ku dhaqmaan.umaani dagaalami inay meesha reer yeesho oo qaar kalena u nacamleeyaan. Dadka 70 waa shaqo la'aan,caafimaad la'aan,wadooyin iyo waxbarashona ma jirto markaa dadku xoolo koox yar xero ugu xaraysan maahee waa la iska qabanayaa
[/quote]

Bacaaaaac, caaaaac cabaad weynaa Kani.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest