Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Breaking News Wasiiro Somaliland Xamar Ka Degay Ciidan Caare Ugalay!!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10004
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Breaking News Wasiiro Somaliland Xamar Ka Degay Ciidan Caare Ugalay!!

Postby theyuusuf143 » Wed Feb 13, 2019 11:50 am

Horta dadkan ma caruur baa Somalia waa 4.5 ma jirto kuraas direed oo banaan imika. Doorashana ma dhowa markaa sal iyo raad toona maleh in nimankan la sheegaya xamar xil looga dhiibay. Kiraaasta xamar ma goosarad timira baad moodaysan oo kii hargeisa ka tagaba lagu casuumayo kkkkkkkkk

User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8205
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Breaking News Wasiiro Somaliland Xamar Ka Degay Ciidan Caare Ugalay!!

Postby JSL3000 » Wed Feb 13, 2019 12:13 pm

What's the clan affiliation of these whors for hire?
I know one is gadabursi.

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16128
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Breaking News Wasiiro Somaliland Xamar Ka Degay Ciidan Caare Ugalay!!

Postby X.Playa » Wed Feb 13, 2019 12:25 pm

What's the clan affiliation of these whors for hire?
I know one is gadabursi.
Predictable.

User avatar
DayrBare
Posts: 60
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Breaking News Wasiiro Somaliland Xamar Ka Degay Ciidan Caare Ugalay!!

Postby DayrBare » Wed Feb 13, 2019 11:14 pm

Ninkii shaqaysanayaa Meesha uu doono hatago. Arsaaqdooda ayaa halkaa kaqoran Adeer. Yaa kahor istaagi kara.

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16128
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Breaking News Wasiiro Somaliland Xamar Ka Degay Ciidan Caare Ugalay!!

Postby X.Playa » Thu Feb 14, 2019 11:14 am

Ninkii shaqaysanayaa Meesha uu doono hatago. Arsaaqdooda ayaa halkaa kaqoran Adeer. Yaa kahor istaagi kara.
The fault is with the government that employees these kind of traitor , ma maanta ayuun bay khaain qaran noqdeen? no, i believe they were spying in somaliland when they were deputy ministers of Kulmiye government.

User avatar
DayrBare
Posts: 60
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Breaking News Wasiiro Somaliland Xamar Ka Degay Ciidan Caare Ugalay!!

Postby DayrBare » Thu Feb 14, 2019 12:59 pm

Waxay Ina biixi kasugayeen ayay waayeen ayaa lagayaba. Waa runtaa dowladu iyadaa qaladka iskale, hadana defection xadkuuba kabaxy. waxaa lasheegayay in dhalinyartii Somaliland isku gureen Muqdisho

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16128
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Breaking News Wasiiro Somaliland Xamar Ka Degay Ciidan Caare Ugalay!!

Postby X.Playa » Thu Feb 14, 2019 2:26 pm

Waxay Ina biixi kasugayeen ayay waayeen ayaa lagayaba. Waa runtaa dowladu iyadaa qaladka iskale, hadana defection xadkuuba kabaxy. waxaa lasheegayay in dhalinyartii Somaliland isku gureen Muqdisho
Waxa ka daran taas bari ayay soo laabanayaan oo la saamaxayaa. hadii qofkii dalkiisa khiyaamaba hantidiisa lala wareegi lahaa tuugtu kumay dhaceen . taladaasi may dhaafine ee dalkan waa loo hashiiyay.

User avatar
kaliil
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4450
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Breaking News Wasiiro Somaliland Xamar Ka Degay Ciidan Caare Ugalay!!

Postby kaliil » Thu Feb 14, 2019 2:35 pm

Waar raggu ha shaqo doonteene iska daaya.hargeysa busaarad baa loogu dhimanayaa markaa raggani reerahooda ayay usoo shaqaynayaan si u biilaan.idinkuba qurbaha ayaad joogtaan oo ka shaqaysataane maxaad ragaa ula yaabaysaan?dhalinyaro badam oo reer somaliland ah ayaa shaqo u doontay xamar

User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2544
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Breaking News Wasiiro Somaliland Xamar Ka Degay Ciidan Caare Ugalay!!

Postby Togdeer » Thu Feb 14, 2019 6:06 pm

I actually feel sorry for somalia they always get our rejects/ left overs calooshood u shaqaystayan. The people of Somalia always fall for this and think they got the best somalilanders who have changed their mind are are now pro somalia.

User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8205
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Breaking News Wasiiro Somaliland Xamar Ka Degay Ciidan Caare Ugalay!!

Postby JSL3000 » Fri Feb 15, 2019 9:35 am

Zoomalia can keep our left over sloppy seconds.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: JSL3000 and 7 guests